Topic
Warkasta is tracking tijaabinayo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches 2026 and shir, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026 iyo awoodda nidaamka qaranka ee ka jawaabista khataraha fatahaadaha degdegga ah iyo fatahaadaha wabiyada Juba iyo Shabeelle. Shirka waxaa soo qabanqaabisay SoDMA oo kaashanaysa Hay’