Baarlamaanka Masar oon oggolaaday in taageero milatari la siiyo Sacudiga
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiBaarlamaanka Masar ayaa oggolaaday in taageero milatari loo diro Sacuudi Carabiya si looga caawiyo dalkaas in uu iska difaaco weerarrada Xuutiyiinta.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Tallaabadan, oo timid kaddib codsi uu soo jeediyay madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-Siisi, ayaa keeni karta in Qaahira ay si toos ah ugu lug yeelato colaadda gobolka ee u dhexeysa Boqortooyada Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen ee taageerada ka hela Iran.
- Horumarka ay Xuutiyiintu sameynayaan ayaa sidoo kale khatar ku ah Marinka Baabul-Mandab, oo ah marin muhiim ah oo loo maro Kanaalka Suweys ee Masar.
- Intii uu booqashada ku joogay Qaahira, xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayuu sheegay in ay muhiim tahay in laga hortago wax kasta oo sii hurin kara colaadaha Bariga Dhexe, gaar ahaan Mareykanka iyo Iran oo weli is-weydaarsanaya hanjabaado.
- Saameynta gobolka ay ku yeesheen weerarka Mareykanka iyo Israel ku qaadeen Iran ayaa sidoo kale maanta looga hadlayaa kulanka ay Tehran ku leeyihiin mas’uuliyiin ka socda Sacuudi Carabiya, Pakistan iyo Turkiga.
Sida ay sheegtay Jowhar
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay taageerada milatari ee gaarka ah ee loo diri doono Sacuudi Carabiya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Baarlamaanka Masar ayaa oggolaaday in taageero milatari loo diro Sacuudi Carabiya.
- Tallaabadan, oo timid kaddib codsi uu soo jeediyay madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-Siisi.
- Tallaabadan ayaa keeni karta in Qaahira ay si toos ah ugu lug yeelato colaadda gobolka ee u dhexeysa Boqortooyada Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Okt 28 (Jowhar)-Baarlamaanka Masar ayaa oggolaaday in taageero milatari loo diro Sacuudi Carabiya, si looga caawiyo dalkaas in uu iska difaaco weerarrada Xuutiyiinta.
Tallaabadan, oo timid kaddib codsi uu soo jeediyay madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-Siisi, ayaa keeni karta in Qaahira ay si toos ah ugu lug yeelato colaadda gobolka ee u dhexeysa Boqortooyada Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen ee taageerada ka hela Iran.
Horumarka ay Xuutiyiintu sameynayaan ayaa sidoo kale khatar ku ah Marinka Baabul-Mandab, oo ah marin muhiim ah oo loo maro Kanaalka Suweys ee Masar.
Intii uu booqashada ku joogay Qaahira, xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayuu sheegay in ay muhiim tahay in laga hortago wax kasta oo sii hurin kara colaadaha Bariga Dhexe, gaar ahaan Mareykanka iyo Iran oo weli is-weydaarsanaya hanjabaado.
Saameynta gobolka ay ku yeesheen weerarka Mareykanka iyo Israel ku qaadeen Iran ayaa sidoo kale maanta looga hadlayaa kulanka ay Tehran ku leeyihiin mas’uuliyiin ka socda Sacuudi Carabiya, Pakistan iyo Turkiga.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Baarlamaanka Masar ayaa oggolaaday in taageero milatari loo diro Sacuudi Carabiya si looga caawiyo dalkaas in uu iska difaaco weerarrada Xuutiyiinta.
Qodobada muhiimka ah
- Baarlamaanka Masar ayaa oggolaaday in taageero milatari loo diro Sacuudi Carabiya.
- Tallaabadan, oo timid kaddib codsi uu soo jeediyay madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-Siisi.
- Tallaabadan ayaa keeni karta in Qaahira ay si toos ah ugu lug yeelato colaadda gobolka ee u dhexeysa Boqortooyada Sacuudiga iyo Xuutiyiinta Yemen.
- Horumarka ay Xuutiyiintu sameynayaan ayaa sidoo kale khatar ku ah Marinka Baabul-Mandab.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin bayaanno laga sameeyay maqaalka iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahin gaar ah laguma bixin nooca ama baaxadda taageerada milatari.
Gunaanadka akhristaha
Oggolaanshaha Baarlamaanka Masar ee taageerada milatari ee Sacuudi Carabiya ayaa calaamad u ah isbeddel muhiim ah oo ku saabsan milatariga gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay taageerada milatari ee gaarka ah ee loo diri doono Sacuudi Carabiya?
- Sidee ayay go'aankan u saameyn doonaa xiriirka Masar iyo awoodaha kale ee gobolka?
- Maxay noqon doonaan cawaaqibka ka dhalan kara ka qaybgalka Masar ee colaadda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · baarlamaanka · masar · oggolaaday