Topic
Warkasta is tracking baarlamaanka across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches guddoomiyaha, soomaaliya, and aqal, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qeybgalay furitaanka madal dood-wadaag ah oo ku saabsan xiriirka dhinacyada kala duwan ku dhisan ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye. Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in xiriirka cusub ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türki

Khamiis 20 Aug 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magaalada Muqdisho kulan casho-sharaf ah ugu sameeyey Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka ee deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed. Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golah

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdulqaadir Jaamac ayaa… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa maanta qaabilay wafdi uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya… Sii akhri