Caqabado horleh oo soo wajahay qodista shidaalka Soomaaliya
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiGuddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka, Injineer Cabdulqaadir Aadan Maxamed, ayaa faahfaahin ka bixiyay dib u dhacyada ku yimid hawsha qodista shidaalka ee xeebaha Soomaaliya, taas oo markii hore la filayay in la soo gabagabeeyo bisha October.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Injineer Cabdulqaadir Aadan ayaa sheegay in dadaal xooggan lagu bixiyay sidii hawsha loo dedejin lahaa, loona soo gabagabeyn lahaa waqtigii horay loo shaaciyay.
- “Horta shaqada waa socotaa waana sidii barnaamijka loogu talagalay, laakiin markasta waxbaa dhacaya sababtoo ah biyo aad u fog 3,500 oo mitir ah ayaa waxaa la bilaabay xiligii baddu kacsaneyd marka waxaas oo dhan ayaa isku aaday,” ayuu yiri Injineer Cabdulqaadir Aadan.
- Sidoo kale, wuxuu xusay in qalabka qodista shidaalka ee ceelka Curad-1 ay cilad farsamo ku timid, taas oo sababtay in shaqadu hakad gasho muddo saddex toddobaad ah, balse markii ciladda la xalliyay, dib loo bilaabay hawlihii qodista shidaalka.
- “Waxay ahayd qorshaha aan ugu talagalnay inaan taargedka gaarno 15-ka cisho ee ugu horreeyo bishaan October, laakiin waad iska garan kartaa markii wax dhacaan dib u dhac aya imaanaayo, marka qalabkii ayaa cilad ku timid marka waxaan ku qasbanaanay in aan dayactirno haddana dib loogu celiyo meeshii, waana shaqo culus,” ayuu yiri guddoomiyuhu.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa caqabadaha socda ee ku saabsan hawlaha qodista shidaalka Soomaaliya, kuwaas oo la xiriira koritaanka dhaqaalaha iyo abuurista fursado shaqo.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadayo si loo xalliyo caqabadaha la sheegay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka, Injineer Cabdulqaadir Aadan Maxamed, ayaa sheegay in ay jiraan dib u dhacyo ku yimid hawsha qodista shidaalka ee xeebaha Soomaaliya.
- Injineer Cabdulqaadir Aadan ayaa sheegay in qalabka qodista shidaalka ee ceelka Curad-1 ay cilad farsamo ku timid, taas oo sababtay in shaqadu hakad gasho muddo saddex toddobaad ah.
- Waxaa kale oo uu intaas kusii daray in illaa hadda la qoday 5,500 oo mitir, halka ay dhimman yihiin 2,000 oo mitir oo kale.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka, Injineer Cabdulqaadir Aadan Maxamed oo wareysi siiyay warbaahinta dowladda ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay dib u dhaca ku yimid hawsha qodista shidaalka laga soo saarayo xeebaha dalka oo kol hore la bilaabay, iyadoo la filayay in lasoo gabagabeeyo bishaan October.
Injineer Cabdulqaadir Aadan ayaa sheegay in dadaal xooggan lagu bixiyay sidii hawsha loo dedejin lahaa, loona soo gabagabeyn lahaa waqtigii horay loo shaaciyay. Hase yeeshee, waxa uu tilmaamay in ay soo korortay caqabad la xiriirta kacsanaanta badda, taas oo saameyn ku yeelatay howlihii socday, isla markaana sababtay dib u dhaca ku yimid jadwalkii shaqada.
“Horta shaqada waa socotaa waana sidii barnaamijka loogu talagalay, laakiin markasta waxbaa dhacaya sababtoo ah biyo aad u fog 3,500 oo mitir ah ayaa waxaa la bilaabay xiligii baddu kacsaneyd marka waxaas oo dhan ayaa isku aaday,” ayuu yiri Injineer Cabdulqaadir Aadan.
Sidoo kale, wuxuu xusay in qalabka qodista shidaalka ee ceelka Curad-1 ay cilad farsamo ku timid, taas oo sababtay in shaqadu hakad gasho muddo saddex toddobaad ah, balse markii ciladda la xalliyay, dib loo bilaabay hawlihii qodista shidaalka.
“Waxay ahayd qorshaha aan ugu talagalnay inaan taargedka gaarno 15-ka cisho ee ugu horreeyo bishaan October, laakiin waad iska garan kartaa markii wax dhacaan dib u dhac aya imaanaayo, marka qalabkii ayaa cilad ku timid marka waxaan ku qasbanaanay in aan dayactirno haddana dib loogu celiyo meeshii, waana shaqo culus,” ayuu yiri guddoomiyuhu.
Waxaa kale oo uu intaas kusii daray in illaa hadda la qoday 5,500 oo mitir, halka ay dhimman yihiin 2,000 oo mitir oo kale, waxaana uu xusay in dadaal lagu bixinayo sidii qaybta loo soo gabagabeyn lahaa sida ugu dhaqsiyaha badan.
“Hadda waxaan qodnay 5,500 oo mitir, marka waxaa noo haray 2,000, waana qaybta ugu muhiimsan,” ayuu mar kale yiri Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka.
Si kastaba, Dowladda Federaalka ayaa muddooyinkii dambe xoogga saareysay qorshayaasha la xiriira sahaminta iyo soo saarista shidaalka, iyadoo rajada laga qabo khayraadkan ay la xiriirto kobaca dhaqaalaha, abuurista fursado shaqo iyo kordhinta dakhliga dowladda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka, Injineer Cabdulqaadir Aadan Maxamed, ayaa faahfaahin ka bixiyay dib u dhacyada ku yimid hawsha qodista shidaalka ee xeebaha Soomaaliya, taas oo markii hore la filayay in la soo gabagabeeyo bisha October.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka, Injineer Cabdulqaadir Aadan Maxamed, ayaa sheegay in ay jiraan dib u dhacyo ku yimid hawsha qodista shidaalka ee xeebaha Soomaaliya.
- Injineer Cabdulqaadir Aadan ayaa sheegay in qalabka qodista shidaalka ee ceelka Curad-1 ay cilad farsamo ku timid, taas oo sababtay in shaqadu hakad gasho muddo saddex toddobaad ah.
- Waxaa kale oo uu intaas kusii daray in illaa hadda la qoday 5,500 oo mitir, halka ay dhimman yihiin 2,000 oo mitir oo kale.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaannada Injineer Cabdulqaadir Aadan Maxamed iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka imaanaya dhinacyada kale ee ku saabsan dib u dhacyada.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin gaar ah oo ku saabsan nooca caqabadaha la kulmay.
Gunaanadka akhristaha
Dib u dhacyada ku yimid hawlaha qodista shidaalka ee xeebaha Soomaaliya waxay saameyn ku yeelan karaan rajada dhaqaalaha dalka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadayo si loo xalliyo caqabadaha la sheegay?
- Sidee dib u dhacyadani u saameyn doonaan waqtiga guud ee qodista shidaalka?
- Maxay yihiin saamaynta dib u dhacyadani ku yeelan doonaan dhaqaalaha Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa caqabadaha socda ee ku saabsan hawlaha qodista shidaalka Soomaaliya, kuwaas oo la xiriira koritaanka dhaqaalaha iyo abuurista fursado shaqo.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soo · qodista · shidaalka
Sii akhri
- Sanbaloolshe oo digniin culus soo saaray kadib dagaalkii lagu hoobtay ee shalay
Caasimada Online
- Soomaaliya oo soo bandhigtay doorka istaraatiijiga ah ee hawadeeda shir ka socda Qatar
Shabelle Media
- Soomaaliya oo Shir Caalami ah ku Soo Bandhigtay Horumarka Duulista Rayidka iyo Muhiimadda Hawadeeda
Hiiraanweyn