DF oo Al-Shabaab ku tilmaamtay ciidankii soo weeraray Baydhabo
Muqdisho (Caasimada Online) – Taiska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed oo ka hadlay dagaalka saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa ciidamada Lafta-gareen ee duulaanka soo qaaday ku tilmaamay Al-Shabaab, wuxuuna talisku sheegay in laga hortegay weerarkooda. Bayaan kasoo baxay Taliska Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in kooxda ay soo weerartay bartamaha magaalada, balse khasaare culus loo gaystay.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Taiska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed oo ka hadlay dagaalka saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa ciidamada Lafta-gareen ee duulaanka soo qaaday ku tilmaamay Al-Shabaab, wuxuuna talisku sheegay in laga hortegay weerarkooda.
Bayaan kasoo baxay Taliska Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in kooxda ay soo weerartay bartamaha magaalada, balse khasaare culus loo gaystay.
Sidoo kale, Taliska ayaa tilmaamay inuu haatan uu wado tirakoob ku aadan khasaaraha iyo howlgal lagu dabagalayo firxadka ragga weerarka soo qaaday.
“Khawaarijta ayaa lagu kala eryay gudaha iyo daafaha magaalada, iyaga oo u firxaday si fuleynimo ah, halka ciidamada amniga weli wadaan howlgallo lagu xaqiijinayo tirada rasmiga ah ee khasaaraha soo gaaray cadowga,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan