Farmaajo oo sheegay in Museveni uu Muqdisho u imanayo dhexdhexaadin
Waxa dhacay
Hal il · Puntland Post
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyey booqoshada uu madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni dhawaan ku imanayo magaalada Muqdisho, isagoo muujiyey baahida loo qabo wada-hadal dhab ah oo ku saleysan dastuurka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Farmaajo ayaa tilmaamay in booqahsada Muqdisho ee Museveni ay ku saleysan tahay in la helo wadahadallo dhab ah oo loo dhan yahay, kuna qotoma dastuurka iyo go’aanka Maxkamadda Sare ee ka dhanka ah muddo kororsiga madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
- “Waxaan soo dhaweynayaa in nadaxweyne Museveni uu aqbalay in uu casuumaad ku yimaado Muqdisho.Dalkeenna waxaa ka jira baahi loo qabo wada-hadal loo dhan yahay oo dhab ah, kaas ugu salaysan Dastuurka iyo go’aanka Maxkamadda Sare ee ka dhanka ah muddo-kordhinta aan dastuuriga ahayn ee xilliga xil-haynta madaxweynaha, ayuu Farmaajo ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa X (hore loo oran jiray Twitter).
- Mucaaradka ayaa hore u dalbaday dhexdhexaadin caalami ah, si iyaga iyo dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u gaaraan heshiis doorasho oo la wada ogolyahay.
- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalda Muqdisho ku martiqaaday madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni.
- Waxa weli aan caddayn
- Goormee ayaa la qorsheynayaa in Museveni booqdo?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyey booqoshada uu madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni dhawaan ku imanayo magaalada Muqdisho.
- Farmaajo ayaa tilmaamay in booqahsada Muqdisho ee Museveni ay ku saleysan tahay in la helo wadahadallo dhab ah oo loo dhan yahay, kuna qotoma dastuurka iyo go'aanka Maxkamadda Sare ee ka dhanka ah muddo kororsiga madaxweyne Xasan Sheekh Max
- Mucaaradka ayaa hore u dalbaday dhexdhexaadin caalami ah, si iyaga iyo dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u gaaraan heshiis doorasho oo la wada ogolyahay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyey booqoshada uu madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni dhawaan ku imanayo magaalada Muqdisho.
Farmaajo ayaa tilmaamay in booqahsada Muqdisho ee Museveni ay ku saleysan tahay in la helo wadahadallo dhab ah oo loo dhan yahay, kuna qotoma dastuurka iyo go’aanka Maxkamadda Sare ee ka dhanka ah muddo kororsiga madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
“Waxaan soo dhaweynayaa in nadaxweyne Museveni uu aqbalay in uu casuumaad ku yimaado Muqdisho.Dalkeenna waxaa ka jira baahi loo qabo wada-hadal loo dhan yahay oo dhab ah, kaas ugu salaysan Dastuurka iyo go’aanka Maxkamadda Sare ee ka dhanka ah muddo-kordhinta aan dastuuriga ahayn ee xilliga xil-haynta madaxweynaha, ayuu Farmaajo ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa X (hore loo oran jiray Twitter).
Mucaaradka ayaa hore u dalbaday dhexdhexaadin caalami ah, si iyaga iyo dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u gaaraan heshiis doorasho oo la wada ogolyahay.
Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in ay magalada caasimadda ah ee Garoowe ku qabteen gaadiid waday maandooriyaha khamriga iyo rag ku eedeysan…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalda Muqdisho ku martiqaaday madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni. Madaxweyne Museveni ayaa la sheegay…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar saacado qaatay ku tagay dalka Uganda ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalkaas…
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyey booqoshada uu madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni dhawaan ku imanayo magaalada Muqdisho, isagoo muujiyey baahida loo qabo wada-hadal dhab ah oo ku saleysan dastuurka.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyey booqoshada uu madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni dhawaan ku imanayo magaalada Muqdisho.
- Farmaajo ayaa tilmaamay in booqahsada Muqdisho ee Museveni ay ku saleysan tahay in la helo wadahadallo dhab ah oo loo dhan yahay, kuna qotoma dastuurka iyo go'aanka Maxkamadda Sare ee ka dhanka ah muddo kororsiga madaxweyne Xasan Sheekh Max
- Mucaaradka ayaa hore u dalbaday dhexdhexaadin caalami ah, si iyaga iyo dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u gaaraan heshiis doorasho oo la wada ogolyahay.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dowladda hadda jirta ee ku saabsan eedaha uu Farmaajo soo jeediyey.
- Faahfaahinta ku saabsan taariikhda gaarka ah ee booqashada Museveni lama bixiyo.
- Maqaalku ma xaqiijinayo eedaha mucaaradka ee ku saabsan dalabkooda dhexdhexaadin caalami ah.
Gunaanadka akhristaha
Taageerada Farmaajo ee booqashada Museveni waxay muujinaysaa xiisadaha siyaasadeed ee socda iyo baahida wada-hadal ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Goormee ayaa la qorsheynayaa in Museveni booqdo?
- Sidee ayaa loo dhisi doonaa wada-hadalka la soo jeediyey?
- Maxay tahay mowqifka dowladda hadda jirta ee ku aaddan dalabka mucaaradka ee dhexdhexaadinta?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · museveni · farmaajo · imanayo
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada