Kusimaha Taliyaha Booliska Puntland oo qaabilay Qunsulka Itoobiya ee Puntland
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiKusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Caydiid Axmed Nuur, ayaa qaabilay Qunsulka Itoobiya ee Puntland, Mr.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka waxaa ka qeybgalay Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Booliska Bulshada, Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamed; Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Booliska, Gaashaanle Sare Axmed Cabdi Sugulle; iyo Xoghayaha Taliska Guud ee Booliska, Gaashaanle Dhexe Maxamuud Maxamed Cabdiraxmaan.
- Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac iyo sidii loo sugi lahaa nabadgelyada muwaadiniinta Itoobiyaanka ah ee ku nool gudaha Puntland, maadaama Ciidanka Booliska Puntland uu mas’uul ka yahay sugidda amniga gudaha ee guud ahaan deegaannada Puntland.
- Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ayaa bulshada ugu baaqay inay ka waantoobaan falalka lagu dhibaateynayo dadka ajaanibta ah ee ku nool deegaannada Puntland.
- Sidoo kale, kusimaha taliyaha ayaa qunsulka kala hadlay muhiimadda ay leedahay dhowrista anshaxa, diinta iyo dhaqanka suubban.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo amniga muwaadiniinta Itoobiyaanka ah?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Caydiid Axmed Nuur, ayaa qaabilay Qunsulka Itoobiya ee Puntland, Mr. Yidnekachew Tekle.
- Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac iyo sidii loo sugi lahaa nabadgelyada muwaadiniinta Itoobiyaanka ah ee ku nool gudaha Puntland.
- Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ayaa bulshada ugu baaqay inay ka waantoobaan falalka lagu dhibaateynayo dadka ajaanibta ah ee ku nool deegaannada Puntland.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Garoowe – Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Caydiid Axmed Nuur, ayaa qaabilay Qunsulka Itoobiya ee Puntland, Mr. Yidnekachew Tekle, oo ah ku-simaha madaxa qunsuliyadda ( Chargé d’affaires ).
Kulanka waxaa ka qeybgalay Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Booliska Bulshada, Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamed; Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Booliska, Gaashaanle Sare Axmed Cabdi Sugulle; iyo Xoghayaha Taliska Guud ee Booliska, Gaashaanle Dhexe Maxamuud Maxamed Cabdiraxmaan.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac iyo sidii loo sugi lahaa nabadgelyada muwaadiniinta Itoobiyaanka ah ee ku nool gudaha Puntland, maadaama Ciidanka Booliska Puntland uu mas’uul ka yahay sugidda amniga gudaha ee guud ahaan deegaannada Puntland.
Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ayaa bulshada ugu baaqay inay ka waantoobaan falalka lagu dhibaateynayo dadka ajaanibta ah ee ku nool deegaannada Puntland. Waxa uu xusay in Boolisku waajib ka saaran yahay ilaalinta amniga iyo wax ka qabashada fal kasta oo amni-darro ah, cid kasta oo ay ku lug yeelataba, iyadoo la raacayo sharciga.
Sidoo kale, kusimaha taliyaha ayaa qunsulka kala hadlay muhiimadda ay leedahay dhowrista anshaxa, diinta iyo dhaqanka suubban. Mas’uuliyiinta ayaa sidoo kale ka wada hadlay iskaashiga la xiriira soo qabashada iyo is-dhaafsiga dembiilayaasha isaga kala gudba labada dhinac.
Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay inay ka go’an tahay sugidda amniga, ilaalinta muwaadiniinta iyo dadka ajaanibta ah ee ku sugan Puntland, iyo xoojinta wada-noolaanshaha bulshada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Caydiid Axmed Nuur, ayaa qaabilay Qunsulka Itoobiya ee Puntland, Mr. Yidnekachew Tekle.
Qodobada muhiimka ah
- Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Caydiid Axmed Nuur, ayaa qaabilay Qunsulka Itoobiya ee Puntland, Mr. Yidnekachew Tekle.
- Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac iyo sidii loo sugi lahaa nabadgelyada muwaadiniinta Itoobiyaanka ah ee ku nool gudaha Puntland.
- Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ayaa bulshada ugu baaqay inay ka waantoobaan falalka lagu dhibaateynayo dadka ajaanibta ah ee ku nool deegaannada Puntland.
- Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay inay ka go’an tahay sugidda amniga, ilaalinta muwaadiniinta iyo dadka ajaanibta ah ee ku sugan Puntland.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya qunsuliyadda Itoobiya.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Maqaalku wuxuu ku saleysan yahay kaliya bayaannada ka soo baxay mas'uuliyiinta Booliska Puntland.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xaqiijinayo badbaadada dadka ajaanibta ah ee ku sugan Puntland.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo amniga muwaadiniinta Itoobiyaanka ah?
- Ma jiraan dhacdooyin dhawaanahan la xiriira dadka ajaanibta ah ee ku sugan Puntland?
- Maxay tahay jawaabta qunsuliyadda Itoobiya ee ku saabsan kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · booliska · puntland · itoobiya