Topic
Warkasta is tracking booliska across 5 reports from 5 sources. Recent coverage touches puntland, banaadir, and garoowe, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka mid noqday saraakiil ka qalinjabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Ruushka, iyagoo qaatay shahaadada Master Degree. Saraakiishan ayaa si gaar ah uga qalinjabisay Maamulka Guud iyo Qorshaynta Istaraatiijiga ah, taasoo ka dhigan guul cilmiyeed oo weyn. Qalin-jebintani waa mid taariikhi ah, […

Ciidanka Booliska Puntland ayaa ka digay soo gelinta iyo ka ganacsiga xaabada iyo dhuxusha laga soo saaro deegaannada Puntland, isagoo… Sii akhri

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shacabka ka raalli-geliyey falkii qalalaasaha watay ee ka dhacay magaalada Garoowe…

Muqdisho – Xildhibaan Gama’diid ayaa si adag uga falceliyay hadallo uu dhawaan jeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, kaas oo sheegay in tallaabooyin hub ka dhigis ah laga fulin doono kooxaha mucaaradka ee hubeysan. Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay taliyaha inuu ku kacayo falal iyo hadallo sii hurin kara xiisadaha siyaasadeed ee ka […]

Jun 06(Jowhar) Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ciidamada ammaanku ay wadaan howlgal lagu ururinayo hubka sharci darrada ah oo la sheegay in ay qariyeen ciidamdii Sheekh Shariif ee dagaalka ku galay Degmada Cabdicasiis. Booliska ayaa shacabka degmada iyo nawaaxigeeda ugu baaqay inay la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo xasilloonida. Sidoo […]