Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho Shaqo ku Tagay Itoobiya
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa, Itoobiya, halkaas oo uu kula kulmay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha ayaa halkaasi kulan muhiim ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
- Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray xiriirka labada dal iyo xaaladda amni iyo siyaasadeed ee gobolka, gaar ahaan sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga gobolka iyo dadaallada lagu horumarinayo nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.
- Booqashada Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaysa xilli Soomaaliya iyo Itoobiya ay wadaan dadaallo lagu xoojinayo xiriirkooda, iyadoo Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in labada dal ay ka go’an tahay ixtiraamka madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee labada dal, iyo horumarinta iskaashiga gobolka.
- Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa sidoo kale kusoo beegmaya xaalad amni oo xasaasi ah oo ka jirta gobolka, taasoo sare u qaadaysa muhiimadda ay leedahay isku-duwidda iyo iskaashiga dalalka Geeska Afrika.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama natiijooyinka gaarka ah ee ka soo baxay kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa, Itoobiya.
- Madaxweynaha ayaa halkaasi kulan muhiim ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
- Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray xiriirka labada dal iyo xaaladda amni iyo siyaasadeed ee gobolka, gaar ahaan sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga gobolka iyo dadaallada lagu horumarinayo nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
ADDIS ABABA, Itoobiya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa halkaasi kulan muhiim ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray xiriirka labada dal iyo xaaladda amni iyo siyaasadeed ee gobolka, gaar ahaan sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga gobolka iyo dadaallada lagu horumarinayo nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.
Booqashada Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaysa xilli Soomaaliya iyo Itoobiya ay wadaan dadaallo lagu xoojinayo xiriirkooda, iyadoo Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in labada dal ay ka go’an tahay ixtiraamka madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee labada dal, iyo horumarinta iskaashiga gobolka.
Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa sidoo kale kusoo beegmaya xaalad amni oo xasaasi ah oo ka jirta gobolka, taasoo sare u qaadaysa muhiimadda ay leedahay isku-duwidda iyo iskaashiga dalalka Geeska Afrika.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa, Itoobiya, halkaas oo uu kula kulmay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa, Itoobiya.
- Madaxweynaha ayaa halkaasi kulan muhiim ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
- Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray xiriirka labada dal iyo xaaladda amni iyo siyaasadeed ee gobolka, gaar ahaan sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga gobolka iyo dadaallada lagu horumarinayo nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.
- Booqashada Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaysa xilli Soomaaliya iyo Itoobiya ay wadaan dadaallo lagu xoojinayo xiriirkooda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan la xusin.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanada rasmiga ah iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan faahfaahin ku saabsan natiijooyinka gaarka ah ee wadahadallada.
Gunaanadka akhristaha
Booqashadu waxay muujinaysaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada ama natiijooyinka gaarka ah ee ka soo baxay kulanka?
- Sidee ayay wadahadalladu u saameyn doonaan xaaladda amni ee gobolka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · booqasho · shaqo · itoobiya
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Sudan oo Fiiso u Diiday Madaxa Sirdoonka Itoobiya oo Doonayay Booqasho Degdeg ah
Goobjoog Somali
- Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya oo sii Xoogeysanaya
Goobjoog Somali
- Crisis Group: Mucaaradka Itoobiya oo markii ugu horreysay isku dubbariday weerarro ka dhan ah dowladda federaalka
Goobjoog Somali