Topic
shaqo
3 stories

Xubnaha cusub ee baarlamaanka Koonfur Galbeed oo si rasmi ah u shaqo bilaabaya
Baydhabo (Caasimada Online) – Xubnaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa haatan si rasmi ah u shaqo bilaabaya kadib markii shalay lagu dhaariyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Xildhibaannada cusub ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay inay gutaan waajibaadka dastuuriga ah ee loo igmaday, waxaana munaasabadda goob-joog ka ahaa hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah [&
Shaqo xalaal ah waa sharaf: Casharka Kawaanka Malaayga ee degmada Xamarweyne
Maalin dhoweyd, booqasho gaar ah ayaan ku tagay Kawaanka Malaayga ee degmada Xamarweyne, meel ka mid ah goobaha shaqo ee ugu muhiimsan nolosha maalinlaha ah ee Muqdisho. Halkaas, waxaan kula kulmay mid ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee halganka ugu jira raadinta nolol sharaf leh.
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Xeryaha Ciidamada ee Baydhabo
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdullaahi Xuseen Ciro, ayaa kormeer shaqo ku tagay xeryaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Baydhabo, xarunta ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kormeerka Taliyaha waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Taliye Ku-xigeenka Qeybta 60-aad ee Ciidanka XDS, Korneyl Feysal, iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciid