Maxa DF ka tiri weerarka lagu qaaday xarunta korontada siisa Masjidka Nabiga SCW?
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada siisa Masjidka Nabiga ee magaalada Madiinah, kaas oo lagu eedeeyay kooxda Xuutiyiinta.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Bayaan ksoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu meel ka dhac ku yahay karaamada iyo xurmada goobaha Barakeysan ee Boqotooyada Sacuudi Carabiya.
- “Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto taas oo bixisa adeegga korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee magaalada Madiinah, Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sacuudi Carabiya.
- Sidoo kale, waxaa warsaxaafadeedka lagu sheegay in falkan uu xadgudub ku yahay sharciga caalamiga ah iyo madaxbannaanida Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
- Dowladda Soomaaiya ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay si buuxda u garab taagan tahay Dowladda iyo shacabka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya ay qaadi doonto ka dib weerarkan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada siisa Masjidka Nabiga ee magaalada Madiinah.
- Weerarka waxaa lagu eedeeyay kooxda Xuutiyiinta, oo dagaal kula jirta Sacuudiga.
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarkaas uu xadgudub ku yahay sharciga caalamiga ah iyo madaxbannaanida Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada siisa Masjidka Nabiga (NNKH) ee magaalada Madiinah, taas oo ay beegsadeen kooxda Xuutiyiinta ee dagaalka kula jirta Sacuudiga.
Bayaan ksoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu meel ka dhac ku yahay karaamada iyo xurmada goobaha Barakeysan ee Boqotooyada Sacuudi Carabiya.
“Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto taas oo bixisa adeegga korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee magaalada Madiinah, Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sacuudi Carabiya. Wasaaraddu waxay u aragtaa weerarkaan lagu qaaday kaabayaasha rayidka ah ee u adeegaya mid ka mid ah goobaha ugu barakeysan Islaamka inuu meel ka dhac ku yahay karaamada iyo xurmada Goobaha Barakeysan,” ayaa lagu yiri bayaanka.
Sidoo kale, waxaa warsaxaafadeedka lagu sheegay in falkan uu xadgudub ku yahay sharciga caalamiga ah iyo madaxbannaanida Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Dowladda Soomaaiya ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay si buuxda u garab taagan tahay Dowladda iyo shacabka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
“Soomaaliya waxay taageereysaa dadaallada Boqortooyada Sacuudiga ku ilaalinayso madaxbannaanideeda iyo amnigeeda, iyo sidoo kale badbaadada muwaadiniinteeda, dadka deggan iyo ku soo booqanaya goobaha barakeysan,” aya mar kale lagu yiri qoraalka.
Waxaa kale oo uu bayaanka kusii daray “Iyadoo Soomaaliya ay xubin ka tahay Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), waxay si cad u diiddan tahay dhammaan falalka khatarta ku ah xasilloonida gobolka, waxayna ku baaqeysaa in lala xisaabtamo cid kasta oo ka dambeysa weerarkan.
Sacuudiga ayaa ka mid ah dalalka Carbeed ee xiriirka wanaagsan la leh Soomaaliya, iyadoo labada dal ay leeyihiin xiriir ku saleysan iskaashi dhinacyo badan leh, gaar ahaan arrimaha dhaqaalaha, horumarinta, waxbarashada iyo gargaarka bani’aadamnimo.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada siisa Masjidka Nabiga ee magaalada Madiinah, kaas oo lagu eedeeyay kooxda Xuutiyiinta.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada siisa Masjidka Nabiga ee magaalada Madiinah.
- Weerarka waxaa lagu eedeeyay kooxda Xuutiyiinta, oo dagaal kula jirta Sacuudiga.
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarkaas uu xadgudub ku yahay sharciga caalamiga ah iyo madaxbannaanida Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
- Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay si buuxda u garab taagan tahay Dowladda iyo shacabka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid kooxda Xuutiyiinta oo ku jirta maqaalka.
- Tirooyinka khasaare ama faahfaahin gaar ah oo ku saabsan weerarka lama bixinin.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Soomaaliya ayaa si cad u cambaareysay weerarka waxayna muujisay taageero ay u hayso Sacuudiga.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya ay qaadi doonto ka dib weerarkan?
- Ma jiraan wax jawaabo caalami ah oo ku saabsan dhacdadan?
- Maxay yihiin saameynta xiriirka Soomaaliya iyo Sacuudiga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · masjidka · siisa · korontada
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada