Topic
Warkasta is tracking siisa across 1 report from 1 source. Recent coverage touches korontada and masjidka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada siisa Masjidka Nabiga (NNKH) ee magaalada Madiinah, taas oo ay beegsadeen kooxda Xuutiyiinta ee dagaalka kula jirta Sacuudiga. Bayaan ksoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu meel ka dhac ku yahay karaamada iyo…