Muungaab oo ka hadlay doorashada guddonka barlamanka HirShabelle
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiXasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka hadlay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka dowlad-goboleedka HirShabeelle oo xalay lagu doortay magaalada Jowhar.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Muungaab ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle, Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamuud iyo labada ku-xigeen ee kala ah Cabdiraxmaan Cabdi Iidow iyo Jaamac Cali Maxamuud.
- Duqa Muqdisho ayaa hoggaanka cusub ee baarlamaanka u rajeeyay guul iyo inay si hufan uga soo baxaan waajibaadka loo igmaday, iyagoo mudnaanta siinaya u adeegidda shacabka HirShabeelle.
- Sidoo kale, Muungaab ayaa Alle uga baryay guddoonka cusub inuu ku asturo mas’uuliyadda culus ee loo igmaday, isla markaana uu ku guuleysto gudashada waajibaadkiisa shaqo.
- Dhanka kale, Duqa Muqdisho ayaa u mahadceliyay Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo ku ammaanay sida hufan ee ay u maareeyeen geeddi-socodka doorashada hoggaanka cusub ee baarlamaanka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee hoggaanka cusub u leeyahay HirShabeelle?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka hadlay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka dowlad-goboleedka HirShabeelle oo xalay lagu doortay magaalada Jowhar.
- Muungaab ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle, Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamuud iyo labada ku-xigeen.
- Duqa Muqdisho ayaa hoggaanka cusub ee baarlamaanka u rajeeyay guul iyo inay si hufan uga soo baxaan waajibaadka loo igmaday.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka hadlay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka dowlad-goboleedka HirShabeelle oo xalay lagu doortay magaalada Jowhar.
Muungaab ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle, Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamuud iyo labada ku-xigeen ee kala ah Cabdiraxmaan Cabdi Iidow iyo Jaamac Cali Maxamuud.
Duqa Muqdisho ayaa hoggaanka cusub ee baarlamaanka u rajeeyay guul iyo inay si hufan uga soo baxaan waajibaadka loo igmaday, iyagoo mudnaanta siinaya u adeegidda shacabka HirShabeelle.
Sidoo kale, Muungaab ayaa Alle uga baryay guddoonka cusub inuu ku asturo mas’uuliyadda culus ee loo igmaday, isla markaana uu ku guuleysto gudashada waajibaadkiisa shaqo.
Dhanka kale, Duqa Muqdisho ayaa u mahadceliyay Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo ku ammaanay sida hufan ee ay u maareeyeen geeddi-socodka doorashada hoggaanka cusub ee baarlamaanka.
Muungaab ayaa sidoo kale mudanayaasha la doortay xusuusiyay muhiimadda ay leedahay iskaashiga iyo wada-tashiga hay’adaha dowladda, si loo xoojiyo wada-shaqeynta iyo gudashada waajibaadka dastuuriga ah.
Guddoomiyaha ayaa wuxuu carrabka ku adkeeyay in isku-duubnida hay’adaha dowladda ay saldhig u tahay xasilloonida siyaasadeed iyo horumar waara, isagoo hoggaanka cusub u rajeeyay inay ka shaqeeyaan danaha shacabka HirShabeelle.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka hadlay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka dowlad-goboleedka HirShabeelle oo xalay lagu doortay magaalada Jowhar.
Qodobada muhiimka ah
- Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka hadlay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka dowlad-goboleedka HirShabeelle oo xalay lagu doortay magaalada Jowhar.
- Muungaab ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle, Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamuud iyo labada ku-xigeen.
- Duqa Muqdisho ayaa hoggaanka cusub ee baarlamaanka u rajeeyay guul iyo inay si hufan uga soo baxaan waajibaadka loo igmaday.
- Duqa Muqdisho ayaa u mahadceliyay Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo ku ammaanay sida hufan ee ay u maareeyeen geeddi-socodka doorashada hoggaanka cusub ee baarlamaanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya hoggaanka cusub ee la doortay.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin hadallada Muungaab iyo warbixinta Caasimada Online.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan geeddi-socodka doorashada lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Doorashada hoggaanka cusub ee HirShabeelle waa horumar siyaasadeed oo muhiim ah oo saameyn ku yeelan kara maamulka deegaanka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee hoggaanka cusub u leeyahay HirShabeelle?
- Sidee ayay hoggaanka cusub uga jawaabi doonaan caqabadaha ay la kulmaan gobolka?
- Maxay yihiin ra'yiga shacabka HirShabeelle ee ku saabsan doorashada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · doorashada · muungaab · hadlay