Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Jowhargeneral

NISA oo qabatay Walxo Kimiko ah qaraxyada laga sameeyo

Jun 12 (Jowhar)-Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ay qabteen walxo kiimiko ah oo dagaalamayaasha Alshabaab ay doonayeen inay ka sameeyaan waxyaalaha qarxa. Agabkan ay heleen hay’adda NISA ayaa la sheegay inay ku jiren jiirigaano gaaraya boqol kuwaasoo lagu qareiyay meel ku dhow xeebta deegaanka […]

SO
NISA oo qabatay Walxo Kimiko ah qaraxyada laga sameeyo
Sawir / xog muuqaal ah · Jowhar

Akhris kooban

Macnaha qormada

Maxaa dhacay

  • Maqaalku wuxuu sheegayaa in Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ay qabatay walxo kiimiko ah oo ay Al-Shabaab doonayeen inay u isticmaalaan qaraxyada gobolka Shabeellada Hoose.

Qodobada muhiimka ah

  • NISA ayaa la sheegay inay qabatay walxo kiimiko ah oo Al-Shabaab ay qorsheynayeen inay u isticmaalaan qaraxyada.
  • Agabka la qabtay waxaa ka mid ah in ka badan boqol jiirigaan oo lagu helay meel ku dhow xeebta Jilib Marka.
  • Taliyaha Ciidanka nabad sugidda ee degmada Marka ayaa amaanay ciidanka deegaanka ee howsha qabtay.
  • Maqaalku wuxuu xusay in agabka la qabtay ay ku jiraan noocyo kala duwan oo budo ah oo loo isticmaalo qaraxyada.

Xaddidaadda isha

  • Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashada ku saabsan agabka la qabtay.
  • Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Al-Shabaab oo ku saabsan eedeymahan.
  • Faahfaahinta ku saabsan noocyada gaarka ah ee walxaha kiimikada ma cadda.

Gunaanadka akhristaha

Qabashada walxaha kiimikada ee NISA ayaa muujinaysa dadaallada socda ee ka dhanka ah awoodaha Al-Shabaab ee gobolka.

Waxa weli aan caddayn

  • Waa maxay noocyada gaarka ah ee kiimikada la qabtay?
  • NISA sidee bay u qorsheynaysaa inay u isticmaasho macluumaadkan howlgaladooda ka dhanka ah Al-Shabaab?
  • Maxay noqon kartaa saameynta qabashada agabkan ee awoodaha Al-Shabaab?

Sababta ay muhiim u tahay

Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Jowhar

Jun 12 (Jowhar)-Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ay qabteen walxo kiimiko ah oo dagaalamayaasha Alshabaab ay doonayeen inay ka sameeyaan waxyaalaha qarxa.

Agabkan ay heleen hay’adda NISA ayaa la sheegay inay ku jiren jiirigaano gaaraya boqol kuwaasoo lagu qareiyay meel ku dhow xeebta deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose.

Taliyaha Ciidanka nabad sugidda Qaranka ee degmada Marka Maxamed Sheekh Xasan ayaa aad ugu mahadceliayay ciidanka deegaanka, isagoo xusay in ay macawisleyda gobolka arkeen xilli ay roondo ku marayeen inta u dhaxaysa Marka iyo Gendershe godad ay ku aasan yihiin Jirigaamo ka badan boqol, iyagoo la wadaagay taliska nabad sugidda ee Shabeelleda hoose, wuxuuna taliyuhu sheegay in ay sii labalaabi doonaan howl gallada ka dhanka ah argagixisada.

Taliyaha Ciidanka deegaanka, Maxamed Cusmaan Indhoi-giir, ayaa sidoo kale sheegay in Jirigaamada ay qabteen ay ku jiraan budo kala nooc ah, taas oo ah kiimikada laga samayso walxaha qarxa.

Isha: Jowhar. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Jowhar
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralnisawalxolaga
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.