Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Bogaadiyey Ganacsatada Gobolka Banaadir
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiRa’iisul Wasaare Xamsa ayaa xarigga ka jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayRa’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale tilmaamay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaan gaar ah siinayso garab istaagga ganacsatada yaryar ee soo kobcaya iyo dhiirrigelinta hal-abuurka ganacsi ee dhallinyarada Soomaaliyeed.
- Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay carwada ayaa bogaadiyey gabdhaha Soomaaliyeed ee doorka muuqda ka qaatay horumarinta ganacsiga, arrimaha bulshada iyo hal-abuurka ay ka sameeyeen gudaha dalka.
- “Waxaan idiinku hambalyeynayaa dadaalka ay la yimaadeen hablaha Soomaaliyeed, hal-abuurkooda iyo sida ay ugu dhiirradeen inay qabtaan Bandhigga Carwada Ganacsiga Gobolka Banaadir.
- Mudane Xamsa ayaa mid mid u dul istaagay qeybaha ay ka kooban tahay carwada, isagoo dhiirrigeliyey dhallinyarada qeybta weyn ka qaatay qabsoomidda bandhiggan.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ay qaadi doonto si ay u taageerto ganacsatada yaryar?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay carwada ayaa bogaadiyey gabdhaha Soomaaliyeed ee doorka muuqda ka qaatay horumarinta ganacsiga, arrimaha bulshada iyo hal-abuurka ay ka sameeyeen gudaha dalk
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale tilmaamay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaan gaar ah siinayso garab istaagga ganacsatada yaryar ee soo kobcaya iyo dhiirrigelinta hal-abuurka ganacsi ee dhallinyarada Soomaaliyeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay carwada ayaa bogaadiyey gabdhaha Soomaaliyeed ee doorka muuqda ka qaatay horumarinta ganacsiga, arrimaha bulshada iyo hal-abuurka ay ka sameeyeen gudaha dalka.
“Waxaan idiinku hambalyeynayaa dadaalka ay la yimaadeen hablaha Soomaaliyeed, hal-abuurkooda iyo sida ay ugu dhiirradeen inay qabtaan Bandhigga Carwada Ganacsiga Gobolka Banaadir. Waxaan ballanqaadayaa in dowladda Soomaaliyeed ay garab taagan tahay gabdhaha la yimid hal-abuurkan,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.
Mudane Xamsa ayaa mid mid u dul istaagay qeybaha ay ka kooban tahay carwada, isagoo dhiirrigeliyey dhallinyarada qeybta weyn ka qaatay qabsoomidda bandhiggan.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale tilmaamay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaan gaar ah siinayso garab istaagga ganacsatada yaryar ee soo kobcaya iyo dhiirrigelinta hal-abuurka ganacsi ee dhallinyarada Soomaaliyeed.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa xarigga ka jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Wuxuu bogaadiyey gabdhaha Soomaaliyeed ee doorka muuqda ka qaatay horumarinta ganacsiga iyo arrimaha bulshada.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa xarigga ka jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
- Ra’iisul Wasaaraha oo kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay carwada ayaa bogaadiyey gabdhaha Soomaaliyeed ee doorka muuqda ka qaatay horumarinta ganacsiga, arrimaha bulshada iyo hal-abuurka ay ka sameeyeen gudaha dalk
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale tilmaamay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaan gaar ah siinayso garab istaagga ganacsatada yaryar ee soo kobcaya iyo dhiirrigelinta hal-abuurka ganacsi ee dhallinyarada Soomaaliyeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhaliilayaasha ama aragtiyo ka soo horjeeda.
- Eedeymaha ku saabsan taageerada ganacsatada yaryar iyo hal-abuurka dhallinyarada waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada Ra’iisul Wasaaraha.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan saameynta dhacdada ama tirada ka qaybgalayaasha ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Taageerada Ra’iisul Wasaaraha ee haweenka iyo dhallinyarada ganacsiga waxay muujinaysaa dadaallada socda ee lagu horumarinayo hal-abuurka Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ay qaadi doonto si ay u taageerto ganacsatada yaryar?
- Immisa ka qaybgalayaal ah ayaa ka qayb galay Bandhigga Carwada Ganacsiga?
- Maxay yihiin ra'yiga ka qaybgalayaasha ee ku saabsan dhacdada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · iisul · xamsa · gobolka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada