Topic
Warkasta is tracking iisul across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches dalka, fududeynta, and hadlay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar, ahna Wasiirka Difaaca, Mudane Sheekh Sucuud Bin Cabdiraxmaan Bin Xasan Al Taani. Kulanka, oo qayb ka ahaa kulamadii rasmiga ahaa ee uu Raโiisul Wasaaruhu la qaadanayay madaxda ugu sarreysa dalka Qatar, ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga [

Muqdisho (WDN) โ Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa hadal jeedin ka fog xaqiiqda ka jirta dalka sheegay , isagoo tilmaamay in Soomaaliya ay ka gudubtay ku tiirsanaantii gargaarka dibadda, arrintaas oo si weyn uga yaabisay bulshada Soomaaliyeed iyo falanqeeyayaasha siyaasadda. Hadalkiisa ayaa dhaliyay dood ballaaran, iyadoo dad badan ay isweydiinayaan sida dal.

Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka degay magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari, halkaasโฆ Sii akhri

Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay Shirka Cilmi-kororsiga iyo Naqshad-hawleedka Guddiga Qaranka ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC). Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in fududeynta ganacsigu ay tahay tiir muhiim u ah hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), isla markaana ay door weyn ka qaadaneyso kobcinta dha