Ra’iisul Wasaare Xamsa: Waxaa naga go’an horumarinta iyo tayeynta hay’adaha qaranka
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay dib-u-soo celinta nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha ee IATA-BSP, kaas oo Soomaaliya ay dib u hanatay 35 sano kaddib.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dib u soo celinta nidaamkan ay ka dhalatay dadaallo muddo dheer socday, dib-u-habeyn hay’adeed, diyaarinta xeerar iyo siyaasado, iyo tababbaridda shaqaale awood u leh inay la wareegaan mas’uuliyadaha maamulka hawada.
- Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale tilmaamay in isku-xirka hay’adaha dowladda iyo dib-u-dhiska awoodaha qaranku ay laf-dhabar u yihiin soo kabashada Soomaaliya.
- “Waxaan ugu hambalyeynayaa bulshada Soomaaliyeed tallaabadan weyn ee aynu maanta qaadnay.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyey dadaallada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, isaga oo kula dardaarmay inay dardargeliyaan horumarinta iyo tayeynta garoomada diyaaradaha, maamulka hawada dalka iyo adeegyada duulimaadyada.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddellada gaarka ah ee la hirgeliyay si loo soo celiyo nidaamka IATA-BSP?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dib u soo celinta nidaamkan ay ka dhalatay dadaallo muddo dheer socday, dib-u-habeyn hay’adeed, diyaarinta xeerar iyo siyaasado, iyo tababbaridda shaqaale awood u leh inay la wareegaan mas’uuliyadaha maamu
- Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale tilmaamay in Soomaaliya ay horumar ka samaysay dhinacyo kala duwan, oo ay ka mid yihiin kobaca dhaqaalaha, deyn-cafinta, ku biirista Bulshada Bariga Afrika iyo la wareegista amniga qaranka.
- “Waxaan hubaa in aynu gaari doonno dunida horumartay ee aynu dib uga harnay 30-kii sano ee la soo dhaafay.”
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay dib-u-soo celinta nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha ee IATA-BSP, kaas oo Soomaaliya ay dib u hanatay 35 sano kaddib.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dib u soo celinta nidaamkan ay ka dhalatay dadaallo muddo dheer socday, dib-u-habeyn hay’adeed, diyaarinta xeerar iyo siyaasado, iyo tababbaridda shaqaale awood u leh inay la wareegaan mas’uuliyadaha maamulka hawada. Waxa uu xusay in Soomaaliya ay horumar ka samaysay dhinacyo kala duwan, oo ay ka mid yihiin kobaca dhaqaalaha, deyn-cafinta, ku biirista Bulshada Bariga Afrika iyo la wareegista amniga qaranka.
Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale tilmaamay in isku-xirka hay’adaha dowladda iyo dib-u-dhiska awoodaha qaranku ay laf-dhabar u yihiin soo kabashada Soomaaliya. Waxa uu sheegay in dalka uu leeyahay fursado maalgashi oo waaweyn, gaar ahaan gaadiidka, beeraha iyo wax-soo-saarka kala duwan, maadaama Soomaaliya ku taallo goob istaraatiiji ah oo isku xirta qaaradaha dunida.
“Waxaan ugu hambalyeynayaa bulshada Soomaaliyeed tallaabadan weyn ee aynu maanta qaadnay. Waxaa naga go’an in la sii horumariyo oo la tayeeyo hay’adaha qaranka. Waxaan hubaa in aynu gaari doonno dunida horumartay ee aynu dib uga harnay 30-kii sano ee la soo dhaafay. Dowladda Soomaaliyeed waxaa ka go’an in dalkeennu uu ku tallaabsado horumar baaxad leh,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyey dadaallada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, isaga oo kula dardaarmay inay dardargeliyaan horumarinta iyo tayeynta garoomada diyaaradaha, maamulka hawada dalka iyo adeegyada duulimaadyada.
Waxa uu sheegay in horumarinta adeegyadaasi ay muhiim u tahay kor u qaadista tayada adeegyada ay helaan shacabka iyo shirkadaha diyaaradaha, iyo xaqiijinta isku-xirnaanta Soomaaliya iyo dunida inteeda kale.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay dib-u-soo celinta nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha ee IATA-BSP, kaas oo Soomaaliya ay dib u hanatay 35 sano kaddib.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay dib-u-soo celinta nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha ee IATA-BSP, kaas oo Soomaaliya ay dib u hanatay 35 sano kaddib.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dib u soo celinta nidaamkan ay ka dhalatay dadaallo muddo dheer socday, dib-u-habeyn hay’adeed, diyaarinta xeerar iyo siyaasado, iyo tababbaridda shaqaale awood u leh inay la wareegaan mas’uuliyadaha maamu
- Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale tilmaamay in Soomaaliya ay horumar ka samaysay dhinacyo kala duwan, oo ay ka mid yihiin kobaca dhaqaalaha, deyn-cafinta, ku biirista Bulshada Bariga Afrika iyo la wareegista amniga qaranka.
- “Waxaan hubaa in aynu gaari doonno dunida horumartay ee aynu dib uga harnay 30-kii sano ee la soo dhaafay.”
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan eedeymaha la soo jeediyay.
- Eedeymaha ayaa si weyn loogu xidhay Ra’iisul Wasaaraha iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahin gaar ah laguma bixin dadaallada muddada dheer ee la xusay.
Gunaanadka akhristaha
Dib-u-soo celinta nidaamka IATA-BSP waxay calaamad u tahay tallaabo muhiim ah oo ay Soomaaliya qaadayso qaybta duulista ka dib muddo dheer.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddellada gaarka ah ee la hirgeliyay si loo soo celiyo nidaamka IATA-BSP?
- Sidee ayey dib-u-soo celinta nidaamkan u saameyn doontaa qaybta duulista Soomaaliya?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si loo hubiyo joogtaynta horumarkan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · iisul · xamsa · hay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada