Rw Xamse oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistaan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz, oo…
Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan
- Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Pakistan ee dhinaca difaaca, gaar ahaan horumarinta iyo dhismaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo iskaashiga iyo taageerada dhinaca difaaca, gaar ahaan horumarinta awoodda Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahQoraalka asalka ah
Muqdisho, 22 Sep 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz, oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Pakistan ee dhinaca difaaca, gaar ahaan horumarinta iyo dhismaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, kobcinta awooddiisa, iyo horumarinta tababarka iyo tayada ciidanka, si loo dardargeliyo dadaallada lagu dhisayo awood difaac oo cirka ah.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey wafdiga Dowladda Pakistan booqashada ay ku yimaadeen dalka, taas oo muhiim u ah sii xoojinta iskaashiga labada dal. Waxa uu xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si weyn uga shaqaynayso dhismaha, tababarka, tayaynta iyo qalabaynta Ciidanka Soomaaliyeed, xilli uu dalku ku jiro dadaallo dib loogu soo celinayo awoodda iyo tayada ciidanka, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya howlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo iskaashiga iyo taageerada dhinaca difaaca, gaar ahaan horumarinta awoodda Ciidanka Cirka Soomaaliyeed iyo guud ahaan tayaynta hay’adaha amniga iyo difaaca dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz, magaalada Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan
- Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Pakistan ee dhinaca difaaca, gaar ahaan horumarinta iyo dhismaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo iskaashiga iyo taageerada dhinaca difaaca, gaar ahaan horumarinta awoodda Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha wafdiga Dowladda Pakistan.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la xiriira iskaashiga difaaca.
- Faahfaahinta natiijooyinka gaarka ah ee kulanka lama bixinin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaal lagu xoojinayo xiriirka difaaca ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray kulanka?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan?
- Maxay yihiin waqtiga la filayo in lagu horumariyo Ciidanka Cirka Soomaaliyeed?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · difaaca · taliyaha · cirka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada