Topic
Warkasta is tracking difaaca across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches guddoomiyey, kala, and madaniga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Makkah, Sacuudi Carabiya โ 15 Sebtembar 2026:Hayโadda Difaaca Madaniga ee Sacuudi Carabiya ayaa soo saartay digniin la xiriirta xaalad cimilo oo saameyn karta qaybo ka mid ah gobolka Makkah Al-Mukarramah,โฆ

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka. Kulanka Golaha oo uu shir-guddoomiyey Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan amniga dalka