Sawirro: Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay sharci la xiriira amniga…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed intii lagu guda jiray kulan caadi ah oo uu shir-guddoominayay Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayUgu horreyn Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed, kadib markii uu soo maray marxaladihii kala duwanaa ee hannaanka sharci-dejinta.
- Ajendaha kulanka ahaa akhrinta 3-aad iyo meelmarinta Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed, kaas oo ay Senatoradu ka yeesheen dood iyo falanqayn la xiriirta muhiimaddiisa iyo baahida loo qabo in dalka uu yeesho hannaan sharciyeed oo lagu xaqiijinayo amniga dhijitaalka ah.
- Sidoo kale, waxaa kulanka goobjoog ahaa Wasiirka isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Mudane Maxamed Soomaali, kaas, markii ay dhammaatay codbixinta, uga mahadceliyay Guddoonka Baarlamaanka iyo Senatorada Aqalka Sare ansixinta ay u sameeyeen Hindise-sharciyeedka.
- Maxamed Soomaali ayaa sidoo kale xusay muhiimadda uu Hindise-sharciyeedkani u leeyahay dalka, maadaama uu saldhig u noqonayo xoojinta amniga Saybarka, ilaalinta xogta iyo nidaamyada dhijitaalka ah, iyo horumarinta adeegyada casriga ah ee dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka uu hirgelin doono?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed.
- Hindise-sharciyeedkani wuxuu saldhig u noqonayaa xoojinta amniga Saybarka, ilaalinta xogta iyo nidaamyada dhijitaalka ah.
- Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed ayaa markii hore soo maray Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Senatorrada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo uu shir-guddoominayay Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Ajendaha kulanka ahaa akhrinta 3-aad iyo meelmarinta Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed, kaas oo ay Senatoradu ka yeesheen dood iyo falanqayn la xiriirta muhiimaddiisa iyo baahida loo qabo in dalka uu yeesho hannaan sharciyeed oo lagu xaqiijinayo amniga dhijitaalka ah.
Ugu horreyn Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed, kadib markii uu soo maray marxaladihii kala duwanaa ee hannaanka sharci-dejinta.
Sidoo kale, waxaa kulanka goobjoog ahaa Wasiirka isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Mudane Maxamed Soomaali, kaas, markii ay dhammaatay codbixinta, uga mahadceliyay Guddoonka Baarlamaanka iyo Senatorada Aqalka Sare ansixinta ay u sameeyeen Hindise-sharciyeedka.
Maxamed Soomaali ayaa sidoo kale xusay muhiimadda uu Hindise-sharciyeedkani u leeyahay dalka, maadaama uu saldhig u noqonayo xoojinta amniga Saybarka, ilaalinta xogta iyo nidaamyada dhijitaalka ah, iyo horumarinta adeegyada casriga ah ee dalka.
Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed ayaa markii hore soo maray Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, halkaas oo ay Xildhibaanadu ku ansixiyeen, waxaana intaas kaddib loo gudbiyay Golaha Aqalka Sare si uu u maro hannaanka sharci-dejinta ee looga baahan yahay.
26-kii Janaayo 2026, Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed, kadib markii uu soo maray hannaankii iyo marxaldihii sharci ee Golaha Shacabka, waxaana loo gudbiyay Golaha Aqalka Sare si uu u guto waajibaadkiisa dastuuriga ah.
Si kastaba, ha’ahaatee, Ansixinta maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa dhammaystiraysa marxaladdii labada Aqal ee Baarlamaanka, iyadoo Hindise-sharciyeedku uu yahay mid muhiim u ah dhismaha qaab sharciyeed lagu wajahayo khataraha amniga saybarka, laguna ilaalinayo kaabayaasha dhijitaalka ah ee Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed intii lagu guda jiray kulan caadi ah oo uu shir-guddoominayay Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Qodobada muhiimka ah
- Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed.
- Hindise-sharciyeedkani wuxuu saldhig u noqonayaa xoojinta amniga Saybarka, ilaalinta xogta iyo nidaamyada dhijitaalka ah.
- Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliyeed ayaa markii hore soo maray Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
- Ansixinta maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa dhammaystiraysa marxaladdii labada Aqal ee Baarlamaanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada ka soo horjeeda sharciga.
- Eedeymaha ku saabsan muhiimadda sharciga waxaa lagu xusay hal mas'uul oo kaliya.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan habka sharci-dejinta lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Ansixinta Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka waxay calaamad u tahay tallaabo muhiim ah oo Soomaaliya ay ku xoojinayso qaabkeeda amniga dhijitaalka ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka uu hirgelin doono?
- Sidee sharcigu u saameyn doonaa qaababka amniga dhijitaalka ah ee hadda jira Soomaaliya?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ka dib ansixinta sharciga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · amniga · golaha · aqalka
Sii akhri
- Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 25-aad ee Golaha Wasiirrada Ururka Iskaashiga Badweynta Hindiya
Shabelle Media
- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo bogaadiyey amniga magaalada Baydhabo
Shabelle Media
- Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ganacsiga, caafimaadka iyo waxbarashada
Shabelle Media