Sheekh Aadan Madoobe oo Muqdisho Kula Kulmay Wakiilka Cusub ee UNDP ee Soomaaliya
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiSheekh Aadan Madoobe ayaa Muqdisho kula kulmay Christophoros Politis, wakiilka cusub ee UNDP ee Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka wada-shaqayneed ee u dhexeeya Dowladda Koonfur Galbeed iyo Hay’adda UNDP, dardargelinta barnaamijyada horumarineed, dib-u-heshiisinta iyo sidii loo xoojin lahaa taageerada hay’addu siiso Dowladda Koonfur Galbeed, gaar ahaan dhinacyada dowlad-dhiska, horumarinta adeegyada bulshada iyo kobcinta dhaqaalaha.
- Hoggaamiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay iskaashiga Dowladda Koonfur Galbeed iyo hay’adaha Qaramada Midoobay, isaga oo xusay in taageerada hay’adaha caalamiga ahi ay door muhiim ah ka qaadan karto hirgelinta qorshayaasha horumarineed, xoojinta hay’adaha dowladda iyo kor u qaadista nolosha bulshada ku dhaqan deegaannada Koonfur Galbeed.
- Sidoo kale Hoggaamiye Shekh Aadan ayaa muujiyey sida ay Dowladda Koonfur Galbeed uga go’an tahay xoojinta wada-shaqaynta hay’adaha caalamiga ah, si loo xaqiijiyo mashaariic horumarineed oo wax ku ool ah, loona horumariyo adeegyada aasaasiga ah ee bulshada.
- Wakiilka cusub ee UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis, ayaa kala hadlay Hoggaamiyaha fursadaha lagu sii xoojin karo iskaashiga iyo taageerada dhinacyada mudnaanta u leh Dowladda Koonfur Galbeed.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin mashaariicda horumarineed ee gaarka ah ee kulanka lagu falanqeeyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka wada-shaqayneed ee u dhexeeya Dowladda Koonfur Galbeed iyo Hay’adda UNDP.
- Hoggaamiye Sheekh Aadan ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay iskaashiga Dowladda Koonfur Galbeed iyo hay’adaha Qaramada Midoobay.
- Wakiilka cusub ee UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis, ayaa kala hadlay Hoggaamiyaha fursadaha lagu sii xoojin karo iskaashiga iyo taageerada dhinacyada mudnaanta u leh Dowladda Koonfur Galbeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Axad 18 Oct 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wakiilka cusub ee Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Horumarinta (UNDP) ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka wada-shaqayneed ee u dhexeeya Dowladda Koonfur Galbeed iyo Hay’adda UNDP, dardargelinta barnaamijyada horumarineed, dib-u-heshiisinta iyo sidii loo xoojin lahaa taageerada hay’addu siiso Dowladda Koonfur Galbeed, gaar ahaan dhinacyada dowlad-dhiska, horumarinta adeegyada bulshada iyo kobcinta dhaqaalaha.
Hoggaamiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay iskaashiga Dowladda Koonfur Galbeed iyo hay’adaha Qaramada Midoobay, isaga oo xusay in taageerada hay’adaha caalamiga ahi ay door muhiim ah ka qaadan karto hirgelinta qorshayaasha horumarineed, xoojinta hay’adaha dowladda iyo kor u qaadista nolosha bulshada ku dhaqan deegaannada Koonfur Galbeed.
Sidoo kale Hoggaamiye Shekh Aadan ayaa muujiyey sida ay Dowladda Koonfur Galbeed uga go’an tahay xoojinta wada-shaqaynta hay’adaha caalamiga ah, si loo xaqiijiyo mashaariic horumarineed oo wax ku ool ah, loona horumariyo adeegyada aasaasiga ah ee bulshada.
Wakiilka cusub ee UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis, ayaa kala hadlay Hoggaamiyaha fursadaha lagu sii xoojin karo iskaashiga iyo taageerada dhinacyada mudnaanta u leh Dowladda Koonfur Galbeed.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Sheekh Aadan Madoobe ayaa Muqdisho kula kulmay Christophoros Politis, wakiilka cusub ee UNDP ee Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka wada-shaqayneed ee Dowladda Koonfur Galbeed iyo UNDP.
Qodobada muhiimka ah
- Sheekh Aadan Madoobe ayaa Muqdisho kula kulmay Christophoros Politis, wakiilka cusub ee UNDP ee Soomaaliya.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka wada-shaqayneed ee u dhexeeya Dowladda Koonfur Galbeed iyo Hay’adda UNDP.
- Hoggaamiye Sheekh Aadan ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay iskaashiga Dowladda Koonfur Galbeed iyo hay’adaha Qaramada Midoobay.
- Wakiilka cusub ee UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis, ayaa kala hadlay Hoggaamiyaha fursadaha lagu sii xoojin karo iskaashiga iyo taageerada dhinacyada mudnaanta u leh Dowladda Koonfur Galbeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha UNDP ama dhinacyada kale.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha lagu sheegay kulanka.
- Maqaalku ma cayimayo wax natiijo ah ama heshiisyo la gaaray inta lagu guda jiray kulanka.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka Sheekh Aadan Madoobe iyo wakiilka cusub ee UNDP wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo iskaashiga horumarineed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin mashaariicda horumarineed ee gaarka ah ee kulanka lagu falanqeeyay?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga Dowladda Koonfur Galbeed iyo UNDP?
- Maxay noqon doonaan saameynta la filayo ee iskaashigan ku yeelan doono bulshada deegaanka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wakiilka · kula · muqdisho
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada