Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ka wada hadlay tababarka ciidanka
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiTaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan tababarka iyo tayeynta ciidamada Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta aqoonta iyo xirfadaha askarta iyo saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo sare u qaadista tayada barnaamijyada tababarka milatariga.
- Labada dhinac ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay dhismaha ciidan qaran oo xirfad leh, diyaarsan, isla markaana awood u leh inuu guto waajibaadka amni ee dalka.
- Waxay sidoo kale isku raaceen muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-shaqeynta iyo taageerada lagu horumarinayo tayada, kartida iyo awoodda hawlgal ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
- Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa taageera horumarinta ciidamada amniga Soomaaliya, isaga oo diiradda saaraya tababarka milatariga iyo talo-siinta, xilli dalku dadaal ugu jiro xoojinta hay’adihiisa amniga qaranka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin barnaamijyada tababarka gaarka ah ee la hirgelin doono natiijada kulankan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta tababarka iyo tayeynta ciidamada Soomaaliya.
- Labada dhinac ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay dhismaha ciidan qaran oo xirfad leh, diyaarsan, isla markaana awood u leh inuu guto waajibaadka amni ee dalka.
- Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa taageera horumarinta ciidamada amniga Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-Somalia), Sarreeye Guuto Ivan Falasca, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta tababarka iyo tayeynta ciidamada Soomaaliya.
Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta aqoonta iyo xirfadaha askarta iyo saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo sare u qaadista tayada barnaamijyada tababarka milatariga. Labada dhinac ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay dhismaha ciidan qaran oo xirfad leh, diyaarsan, isla markaana awood u leh inuu guto waajibaadka amni ee dalka.
Waxay sidoo kale isku raaceen muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-shaqeynta iyo taageerada lagu horumarinayo tayada, kartida iyo awoodda hawlgal ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa taageera horumarinta ciidamada amniga Soomaaliya, isaga oo diiradda saaraya tababarka milatariga iyo talo-siinta, xilli dalku dadaal ugu jiro xoojinta hay’adihiisa amniga qaranka.
Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta aqoonta iyo xirfadaha askarta iyo saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo sare u qaadista tayada barnaamijyada tababarka milatariga.
Labada dhinac ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay dhismaha ciidan qaran oo xirfad leh, diyaarsan, isla markaana awood u leh inuu guto waajibaadka amni ee dalka.
Waxay sidoo kale isku raaceen muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-shaqeynta iyo taageerada lagu horumarinayo tayada, kartida iyo awoodda hawlgal ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa taageera horumarinta ciidamada amniga Soomaaliya, isaga oo diiradda saaraya tababarka milatariga iyo talo-siinta, xilli dalku dadaal ugu jiro xoojinta hay’adihiisa amniga qaranka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan tababarka iyo tayeynta ciidamada Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Sarreeye Guuto Ivan Falasca.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta tababarka iyo tayeynta ciidamada Soomaaliya.
- Labada dhinac ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay dhismaha ciidan qaran oo xirfad leh, diyaarsan, isla markaana awood u leh inuu guto waajibaadka amni ee dalka.
- Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa taageera horumarinta ciidamada amniga Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ma jiraan.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka gaarka ah ee kulanka lama xusin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyadoo la taageerayo caalamiga.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin barnaamijyada tababarka gaarka ah ee la hirgelin doono natiijada kulankan?
- Sidee loo cabbiri doonaa waxtarka tababarka?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee ka dambeeya kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · ciidanka · midowga · yurub
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada