Topic
Warkasta is tracking midowga across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches yurub, aadan, and afrika, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Go'aankan ayaa imaanaya iyadoo Midowga Yurub uu adkeynayo siyaasaddiisa socdaalka uuna doonayo inuu kordhiyo soo celinta dadka la diiday codsigooda magangalyada.

Go'aankan wuxuu ka dambeeyay qiimeyn rasmi ah oo Midowga Yurub ku sameeyay iskaashiga Soomaaliya ee dib‑u‑celinta.

MUQDISHO – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u Qaabilsan Soomaaliya Danjire Mukhtaar Cismaan Kaariye. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan amniga, xasilloonida iyo arrima