Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Wararkii ugu dambeeyey ee Magaalada Muqdisho.

Xaalad degganaansho ayaa maanta laga dareemayaa Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia, kadib iska horimaadyo iyo xiisado…

SO
Wararkii ugu dambeeyey ee Magaalada Muqdisho.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Xaalad degganaansho ayaa maanta laga dareemayaa Magaalada Muqdisho kadib iska horimaadyo u dhexeeyay ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan mucaaradka.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dhaqdhaqaaqii ciidamada ayaa yaraaday, iyadoo waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho dib loogu arkayo isu socodka gaadiidka.
  2. Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre ayaa dib ugu laabtay guryahooda.
  3. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la soo gabagabeeyay hawlgal amni oo ka dhan ahaa maleeshiyaad nabad-diid ah.

Macnaha guud

Iska horimaadyada iyo xiisadaha amni ayaa sababay in la xoojiyo hawlgalada amniga, iyadoo beesha caalamka ay ku dadaalayso dejinta xiisadda siyaasadeed.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhankeeda shaacisay in la soo gabagabeeyay hawlgal amni oo ay ku tilmaantay mid ka dhan ahaa 'maleeshiyaad nabad-diid ah'.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Khayre
Magaalada Muqdisho
2026-06-06

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda amni ee Muqdisho iyo dadaallada lagu xallinayo khilaafaadka siyaasadeed.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Xaalad degganaansho ayaa maanta laga dareemayaa Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia, kadib iska horimaadyo iyo xiisado…

Xaalad degganaansho ayaa maanta laga dareemayaa Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia, kadib iska horimaadyo iyo xiisado amni oo muddo laba maalmood ah u dhexeeyay ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo ciidamo taabacsan qaar kamid ah mucaaradka.

Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqii ciidamada oo aad u xooganaa maalmihii la soo dhaafay uu yaraaday, iyadoo waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho dib loogu arkayo isu socodka gaadiidka iyo shacabka lagana qaaday ciidamadii dagaalamay.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyo Ra’iisul Wasaarihii hore, Xasan Cali Khayre, ayaa dib ugu laabtay guryahooda ku yaalla deegaanka Xalane ee Muqdisho, kadib dadaallo iyo waan-waan socday oo looga gol lahaa dejinta xaaladda amni ee magaalada.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralmuqdishomagaaladadambeeyey
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.