Xasan Sheekh iyo Cabdulfataax Al-Sisi oo kulan wada qaatay
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiMadaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-Sisi.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweyne Al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay si adag u taageerto madaxbannaanida iyo ilaalinta midnimadda Soomaaliya, isaga oo xusay in ay dowladdiisu doonayso in ay sii waddo dhammaan noocyada taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya.
- Al-Sisi oo ka hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo is-afgaradka iyo wada shaqaynta dhex marta dhammaan dhinacyada iyo qaybaha kala duwan ee Soomaalida, si loo ilaaliyo midnimada dalka, xasilloonidiisa, loogana fogaado caqabadaha amni.
- Madaxweyne Xasan Maxamuud ayaa dhankiiisa uga mahadceliyay Masar taageerada siyaasadeed, amni iyo horumarineed ee ay siiso dowladdda Soomaaliya, wuxuuna ku ammaanay dadaallada dowladda uu hoggaamiyo Al-Sisi ku taageerayso midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliya.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Waxa weli aan caddayn
- Masar maxay noocyo taageero ah u fidin doontaa Soomaaliya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweyne Al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay si adag u taageerto madaxbannaanida iyo ilaalinta midnimadda Soomaaliya.
- isaga oo xusay in ay dowladdiisu doonayso in ay sii waddo dhammaan noocyada taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya.
- Madaxweyne Xasan Maxamuud ayaa dhankiiisa uga mahadceliyay Masar taageerada siyaasadeed, amni iyo horumarineed ee ay siiso dowladdda Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-Sisi, kaas dhinac socday madasha ganacsiga Afrika ee ka socota magaalada Al-Calamayn.
Madaxweyne Al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay si adag u taageerto madaxbannaanida iyo ilaalinta midnimadda Soomaaliya, isaga oo xusay in ay dowladdiisu doonayso in ay sii waddo dhammaan noocyada taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya.
Al-Sisi oo ka hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo is-afgaradka iyo wada shaqaynta dhex marta dhammaan dhinacyada iyo qaybaha kala duwan ee Soomaalida, si loo ilaaliyo midnimada dalka, xasilloonidiisa, loogana fogaado caqabadaha amni.
Madaxweyne Xasan Maxamuud ayaa dhankiiisa uga mahadceliyay Masar taageerada siyaasadeed, amni iyo horumarineed ee ay siiso dowladdda Soomaaliya, wuxuuna ku ammaanay dadaallada dowladda uu hoggaamiyo Al-Sisi ku taageerayso midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-Sisi.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-Sisi.
- Madaxweyne Al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay si adag u taageerto madaxbannaanida iyo ilaalinta midnimadda Soomaaliya.
- isaga oo xusay in ay dowladdiisu doonayso in ay sii waddo dhammaan noocyada taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya.
- Madaxweyne Xasan Maxamuud ayaa dhankiiisa uga mahadceliyay Masar taageerada siyaasadeed, amni iyo horumarineed ee ay siiso dowladdda Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan kulanka.
- Eedeymaha ku saabsan taageerada Soomaaliya waxay ku saleysan yihiin bayaannada hogaamiyayaasha iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan natiijooyinka kulanka lama bixinin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa xiriirka diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar.
Waxa weli aan caddayn
- Masar maxay noocyo taageero ah u fidin doontaa Soomaaliya?
- Sidee kulankan u saameyn doonaa xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya?
- Ma jiraan heshiisyo la gaaray intii lagu jiray kulanka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kulan · cabdulfataax · sisi
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada