Topic
Warkasta is tracking sisi across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cia and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Qaahira (Caasimada Online) – Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa mar kale xaqiijiyey taageerada dalkiisa ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya, kadib kulan uu Qaahira kula yeeshay agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, John Ratcliffe. Sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada Masar, labada dhinac ayaa kulankooda kaga wada hadlay xaaladda Soomaaliya, ammaan