Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiNuur Ibraahim Sahal ayaa lagu soo eedeyay dilka Libaan Nuux Sooc intii lagu jiray khilaaf ka dhashay ciyaar Turub.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Eedeysanaha ayaa ka carooday in loo diiday Turub ay askartu ku dheelayeen Xarunta Turubataariyada Ciidanka Booliska, madaama loo arkay in uusan wax aqoon ah u laheyn Ciyaarta, waxaa uu doontay Qori AK-47 ah, si xoog uu ugu Ciyaaro, marxuumka ayaana isna ku adkeystay go’aanka Diidmada Turubka uu isagu lahaa.
- Intaasi kadib Eedeysane Nuur, ayaa aflagaado iyo xabado tiro beel ah is daba dhigay, isaggoo adeegsanaya Qori Ak-47 ah, taasi oo keentay geerida Marxuum Ex Dable Booliska Liibaan Nuux Sooc.
- Baaris dheer ka dib Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamadda qalabka sida, ayaa Codsaday qaadista kiiskaan, Waxaana laga oggolaaday Kowda Bishaan October 2026.
- Garsoorka Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo waqti ku filan siiyey dhinacyadda dacwadda ayaa ugu dambeyn maanta ku xukumay Ex-Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal Dil Toogasho oo ah Qisaasta Marxuum Ex Dable Booliska Liibaan Nuux Sooc.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cadaymaha la soo bandhigay intii lagu jiray maxkamadeynta?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Maxkamaddu waxay Nuur Ibraahim Sahal ku xukuntay dil toogasho ah dilka Libaan Nuux Sooc.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Sabti 3 October 2026 {HMC} Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum Ex Dable Booliska Libaan Nuux Sooc oo ay kawada tirsanaayeen Ciidanka laanta ilaalada canshuuraha, falkaasi oo ka dhacay degmadda Xamar jajab, taariikhdu markii ay aheyd labo iyo tobankii bishii todobaad ee Sanadkaan 2026.
Eedeysanaha ayaa ka carooday in loo diiday Turub ay askartu ku dheelayeen Xarunta Turubataariyada Ciidanka Booliska, madaama loo arkay in uusan wax aqoon ah u laheyn Ciyaarta, waxaa uu doontay Qori AK-47 ah, si xoog uu ugu Ciyaaro, marxuumka ayaana isna ku adkeystay go’aanka Diidmada Turubka uu isagu lahaa.
Intaasi kadib Eedeysane Nuur, ayaa aflagaado iyo xabado tiro beel ah is daba dhigay, isaggoo adeegsanaya Qori Ak-47 ah, taasi oo keentay geerida Marxuum Ex Dable Booliska Liibaan Nuux Sooc.
Baaris dheer ka dib Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamadda qalabka sida, ayaa Codsaday qaadista kiiskaan, Waxaana laga oggolaaday Kowda Bishaan October 2026.
Garsoorka Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo waqti ku filan siiyey dhinacyadda dacwadda ayaa ugu dambeyn maanta ku xukumay Ex-Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal Dil Toogasho oo ah Qisaasta Marxuum Ex Dable Booliska Liibaan Nuux Sooc.
Sida uu warbaahinta u sheegay Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida, Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Nuur Ibraahim Sahal ayaa lagu soo eedeyay dilka Libaan Nuux Sooc intii lagu jiray khilaaf ka dhashay ciyaar Turub. Maxkamaddu waxay Sahal ku xukuntay dil toogasho ah dilkaas.
Qodobada muhiimka ah
- Nuur Ibraahim Sahal ayaa lagu soo eedeyay dilka Libaan Nuux Sooc intii lagu jiray khilaaf ka dhashay ciyaar Turub.
- Maxkamaddu waxay Nuur Ibraahim Sahal ku xukuntay dil toogasho ah dilka Libaan Nuux Sooc.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka timid Nuur Ibraahim Sahal oo ku saabsan eedeymaha.
- Faahfaahinta ku saabsan habka baarista ma aha kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid maxkamadda mana jiraan aragtiyo kale.
Gunaanadka akhristaha
Nuur Ibraahim Sahal ayaa lagu xukumay dil toogasho ah dilka Libaan Nuux Sooc ka dib khilaaf ciyaar.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cadaymaha la soo bandhigay intii lagu jiray maxkamadeynta?
- Ma jiraan markhaatiyo ku saabsan dhacdada?
- Waa maxay talaabooyinka xiga ee sharciga ee Sahal?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · economy · economy · saaxiibkiis · xukunka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada