Xulka Soomaaliya U-17 oo kaalinta labaad ka galay tartanka CECAFA kaddib guuldarro rigoorayaal ah oo ka soo gaartay Uganda
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiXulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa ku dhameystay Kaalinta Labaad ee tartanka CECAFA kaddib markii ay guuldaro kala kulmeen dhiggooda Uganda oo kaga adkaaday rigooreyaal 6-5.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ciyaartoyda Ocean Stars ayaa soo bandhigay ciyaar heer sare ah oo ay ka muuqatay xirfad, kalsooni iyo isku-duubni.
- Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabduqaadir Cali iyo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Cali Cabdi Maxamed ( Cali Shiine ), ayaa da’yarta xulka qaranka ku amaanay sida sharafta iyo geesinimada leh oo ay u difaaceen calankeenna.
- Notify me of follow-up comments by email.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin duruufaha gaarka ah ee ciyaarta ee keenay rigooreyaasha?
Waxaad akhrinaysaa turjumaadda Soomaaliga.

Qodobbada warbixinta
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · English
English · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Turjumaadda akhriska: Soomaali
Isniin 19 Oct 2026 {HMC} Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa ku dhameystay Kaalinta Labaad ee tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA U-17, kaddib markii ay guuldaro kala kulmeen dhiggooda Uganda oo kaga adkaaday rigooreyaal 6-5 ah.
Ciyaartoyda Ocean Stars ayaa soo bandhigay ciyaar heer sare ah oo ay ka muuqatay xirfad, kalsooni iyo isku-duubni.
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabduqaadir Cali iyo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Cali Cabdi Maxamed ( Cali Shiine ), ayaa da’yarta xulka qaranka ku amaanay sida sharafta iyo geesinimada leh oo ay u difaaceen calankeenna.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa ku dhameystay Kaalinta Labaad ee tartanka CECAFA kaddib markii ay guuldaro kala kulmeen dhiggooda Uganda oo kaga adkaaday rigooreyaal 6-5.
Qodobada muhiimka ah
- Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa ku dhameystay Kaalinta Labaad ee tartanka CECAFA kaddib markii ay guuldaro kala kulmeen dhiggooda Uganda oo kaga adkaaday rigooreyaal 6-5.
- Ciyaartoyda Ocean Stars ayaa soo bandhigay ciyaar heer sare ah oo ay ka muuqatay xirfad, kalsooni iyo isku-duubni.
- Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabduqaadir Cali iyo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa da’yarta xulka qaranka ku amaanay sida sharafta iyo g
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid kooxda ka soo horjeeda ama dhinacyada kale.
- Faahfaahinta ku saabsan waxqabadka ciyaarta waxay ku saleysan tahay kaliya akhriska maqaalka.
Gunaanadka akhristaha
Xulka Soomaaliya U-17 ayaa muujiyay waxqabad la amaanay inkastoo ay ku guuldareysteen tartanka CECAFA.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin duruufaha gaarka ah ee ciyaarta ee keenay rigooreyaasha?
- Sidee bay waxqabadkani u saameyn doonaa mustaqbalka xulka U-17?
- Maxay yihiin jawaabaha ka imanaya taageerayaasha iyo bulshada guud ahaan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- English
- Xaaladda turjumaadda
- Turjumaad kaydsan ayaa luqaddan u diyaar ah
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kaalinta · kaddib · xulka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada