Topic
Warkasta is tracking kaddib across 1 report from 1 source. Recent coverage touches puntland and shimbir, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Shimbir ka mid ah kuwa guur-guura ee u kala goosha qaaradaha Afrika iyo Yurub ayaa ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee degmada Bandar-bayla, gobolka Karkaar, sida ay sheegtay Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland. Shimbirtan oo loo yaqaan Xuur-cadda (White Stork), magaceeda saynisna yahay Ciconia ciconia, ayaa sidday summadda UK43. Wasaaraddu […