Topic
Warkasta is tracking Diaspora across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches Donald Trump and Education, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Masjidyada ku yaalla gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa bilaabay inay adkeeyaan ammaankooda, iyadoo ay sii kordhayaan walaaca iyo cabsi laga qabo weerarro lagu beegsado bulshada Soomaaliyeed, kadib hadallo kulul oo Madaxweyne Donald Trump uu ku weeraray Soomaalida ku nool gobolkaas. Walaaca ayaa xoogaystay kadib markii Trump uu Khamiistii bartiisa Truth…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dhaliyay caro iyo cambaareyn xooggan kadib markii uu shacabka gobolka Minnesota ugu baaqay inay iska caabiyaan Soomaalida ku nool gobolkaas, isaga oo ku eedeeyay inay la wareegeen Minnesota, isla markaana ay mas’uul ka yihiin rabshadaha iyo falalka dembiyada ah ee halkaas ka dhaca. Hadalka Trump, oo…
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sii xoojiyay hadalladiisa ka dhanka ah Soomaalida ku nool Mareykanka, isaga oo dadka gobolka Minnesota ugu baaqay inay “iska caabiyaan” bulshada Soomaaliyeed ee halkaas ku nool. Trump ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Truth Social ku sheegay in gobolka Minnesota ay la wareegayaan muhaajiriin Soomaaliyeed. “Dadka Minnesota…
Laba dhallinyaro Soomaali ah ayaa dhaawacmay xabadeyn kooxeed oo ka dhacday dugsiga sare ee Minnesota intii lagu jiray ciyaar kubadda cagta ah oo soo laabasho ah.