Topic
Warkasta is tracking kenya across 17 reports from 6 sources. Recent coverage touches politics, ebola, and kiiskii, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Danjiraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qaybgalay bandhig khayri ah oo hordhac u ah madal dhaqaale loogu uruurinayo Markazka Hidaaya ee laga hirgalin doono Gobolka kilifi ee deegaanada xeebeedka dalka Kenya. Markazka Hidaaya oo uu hormuud ka yahay Shiikha iyo Qaariga Soomaliyèed ee…
Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay iyo kumanaan ayaa barakacay dagaallo ka dhex dhacay bulshooyinka Oromo iyo Soomaali ee magaalada xuduudda Itoobiya ee Moyale, iyadoo in ka badan 2,500 qof ay u qaxeen dalka deriska ah ee Kenya, sida ay sheegtay Reuters Jimcihii.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa saaka gaaray magaalada Eldoret ee dalka Kenya, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya. Abiy ayaa marti sharaf ka ah munaasabadda xuska maalinta halyeeyada Kenya ee Mashujaa Day, waxaana la filayaa inuu kulan la yeesho Madaxweynaha Kenya, William Ruto. Labada hoggaamiye ayaa…
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Cabdulkadir Maxamed Nuur, ayaa Axaddii ku eedeeyay Kenya inay qarinayso argagixisada, iyadoo Muqdisho ay muujinayso caro ay ka qabto dalalka deriska ah kadib markii ay soo ifbaxeen weerarada maleeshiyada ee gobolka Koonfur-galbeed. Nuur ayaa sheegay in dowladda federaalka ay weydiiso Nairobi sababta Kenya ay u ogolaanayso argagixisada sii wadaan rabshadaha Soomaaliya inay ku noolaadaan...
Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay kiis cusub oo cudurka Ebola ah, taasoo tirada guud ee dadka laga helay cudurka dalkaas ka dhigaysa siddeed qof, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee dalkaasi.
Soomaaliya ayaa horey ugu soo badisay xulalka kubada cagta ee 17sano jirka ka yar ee dalalka Tansania, kenya iyo Rwanda oo ay Finalka ugu gudbeen.
madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo xubno ka tirsanaa maamulkiisii hore ayaa ku sugan yihiin magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo la sheegay inay kulammo iyo wadatashiyo siyaasadeed ka wadaan.
Nairobi, Oktoobar 14, 2026 — Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa shaaciyey in dalkaas laga xaqiijiyey kiiskii labaad ee cudurka Ebola, kaddib markii qof kale laga helay fayraska…
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Mudane Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magalaada Nairobi ku qaabilay Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Ciraaq ee dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Ciraaq u qaabilsan Xafiiska Qaramada Midoobay ee Nairobi (UNON), Mudane Humam Luai Al-Shaikhli. Kulanka ayaa diiradda lagu…
Taliyihii booliska Kenya ee saldhigga Faafi iyo mid kamid ah ilaaladiisa ayaa ku dhintay qarax miino oo haleelay gaarigii ay la socdeen, xilli ay marayeen waddada isku xirta deegaannada Saretho iyo Bogyar. Qaraxa ayaa dhacay markii gaariga ay la socdeen uu dulmaray miino lagu aasay waddada, taas oo sababtay dhimashada Taliyaha…
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyay qorshe qaran oo diyaar-garow ah Khamiista si looga hortago in Ebola uu dalka soo galo kadib markii Kenya ay xaqiijisay kiis la soo dhoobay oo ah cudurka Bundibugyo Ebola.
Soomaaliya waxay bilowday baaritaanka safarayaasha ka imaanaya dalalka Afrika ka dib markii Kenya ay xaqiijisay kiis la soo dhoobay oo ah cudurka Bundibugyo Ebola, ayuu yiri Wasiirka Caafimaadka Dr. Ali Haji Adan Khamiista.
Dowladda federaalka Soomaaliya waxay si dhow ula socotaa duulimaadyada ka imanaya dalalka Afrika ee ay ku dhufteen Ebola waxayna shaqaale caafimaad u dirtay garoonka diyaaradaha Muqdisho, ka dib markii dalka deriska ah ee Kenya uu soo sheegay kiiskiisii ugu horreeyay ee fayraska Talaadadii, Caasimada Online ayaa sheegtay Arbacadii. Wasiirka Caafimaadka Ali Hajji Adan ayaa sheegay in dowladda ay qaaday tallaabooyin dheeri ah si loo ilaaliyo fayraska…
Dowladda Kenya ayaa maanta xaqiijisay in dalkaasi laga helay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola, iyadoo Wasaaradda Caafimaadka Kenya ay sheegtay in qofkii uu cudurka ku dhacay uu markii dambe u geeriyooday. Wasiirka Caafimaadka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa sheegay in qofka laga helay cudurka uu ahaa muwaadin Kenyaan ah oo…
Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola, kaddib markii muwaadin Kenyan ah oo dhawaan ka soo safray Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) uu ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee dalka Kenya, Mudane Moses Wetang’ula.
Lamu, Kenya – 30 Sebtembar 2026: Ganacsadaha reer Nigeria Aliko Dangote iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa dhagax-dhigay mashruuca dhismaha warshad sifeysa shidaalka oo qiimaheedu yahay $16 bilyan, taas oo…