Topic
Warkasta is tracking Djibouti across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches Parliament, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta khudbad taariikhi ah ka jeediyey Golaha Qaranka ee dalkaas, taas oo uu kaga hadlay xiriirka taariikhiga ah ee labada dal. Khudbaddiisa ayuu ku bilaabay farriin xambaarsan walaaltinimo, mahadnaq iyo qaddar
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyo wafdi xildhibaano ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee dalkaasi kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Dileita Mohamed Dileita,
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimadda wadanka aynu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana garoonka diyaaradaha ee dalkaasi kusoo dhoweeyey Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Dileita Mohamed Dileita.
China iyo Jabuuti ayaa ku baaqay in dhammaan dalalka loo xaqiijiyo xorriyadda isu socodka Badda Cas iyo marinka Baabul-Mandab, iyagoo walaac ka muujiyay xaaladda amni ee gobolka oo sii xumaaneysa. Baaqan ayaa lagu soo saaray bayaan wadajir ah kadib kulan magaalada Beijing ku dhexmaray wasiirrada arrimaha dibadda labada dal. Bayaanka, oo…
Ugu yaraan 139 qof, oo ay ku jiraan carruur, ayaa ku dhintay kadib markii doon siday in ka badan 300 oo muhaajiriin ah ay ku degtay xeebaha Jabuuti, iyadoo laga cabsi qabo in tirada dhimashadu ay sii korodho. Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa Axaddii sheegtay in doonta ay saarnaayeen 305…
Ugu yaraan 139 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan 15 carruur ah, ayaa dhintay, halka tobanaan kalena weli la la’yahay ka dib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha Jabuuti, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha muhaajiriinta. Doonta ayaa ka soo ambabaxday Jabuuti iyadoo ku sii jeedda Yemen, waxaana saarnaa 305…