Topic
Warkasta is tracking garoonka across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches Puntland and Saudi Arabia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hay’adaha Reach Immigration iyo Passport Index ayaa soo saaray liis ay isku waafaqsan yihiin oo ah ku sheegeen dalalka u fasaxaya qofka heysta baasaboorka Soomaaliya in uu kasoo dago garoonkooda. Waddamadaas oo gaaraya ilaa 25 ayaa qofka aqoonsiga Soomaaliya wata ka doonaya in uu visaha ama dal-ku-gal-ka ku qaato garoonka,…
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in hal qof uu ku dhintay, 11 kalena ay ku dhaawacmeen weerar cusub oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boqor Khalid ee magaalada Riyadh, iyadoo weerarrada soo noqnoqday ay sii kordhinayaan walaaca laga qabo amniga dalkaas iyo xaaladda gobolka.
Hay’adda Duulista Rayidka ee Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in ugu yaraan 12 qof ay ku dhinteen 309 kalena ay ku dhaawacmeen weerar ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee King Khalid ee Riyaad. Kani waa weerarkii saddexaad ee lagu qaado garoonka diyaaradaha ee Riyaad muddo toddobaad ah gudaheed. Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay mas’uuliyadda labadii weerar ee…
Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay xaqiijinta iyo calaamadinta xadka seeraha dhulka garoonka diyaaradaha Gen.… Sii akhri