Topic
Warkasta is tracking howlgallada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches puntland and xilli, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ilaalada xeebaha ee maamulka Puntland ayaa sii laba jibbaaray howlgallada culus ee ay ka wadaan xeebaha maamulkaasi, si looga hortegago falalka burcadbadeeda oo mar kale kusoo rogaal celisay xeebaha Soomaaliya. Warsaxaafadeed kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamadu ay mar kale bilaabeen howlgallo lagu beegsanayo burcadbadeedda, si loo xaqiijinayo