Topic
Warkasta is tracking igad across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches diplomacy, aad, and aussom, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Warbixin ay soo saartay IGAD ayaa sheegtay in ku dhowaad 49 milyan oo qof oo ku nool Bariga Afrika ay wajahayaan cunno-yari ba’an.
Urur-goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in la helo maalgelin ku filan, la saadaalin karo oo joogto ah oo lagu taageerayo howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), si…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee aan caadiga ahayn ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD, kaas oo maanta lagu qabtay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Wasiirka Arrimaha…