Topic
Warkasta is tracking Islamic State (ISIS) across 11 reports from 6 sources. Recent coverage touches Somalia, Al-Shabaab, and Courts and justice, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Booliiska Soomaaliyeed ayaa howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen xaafadda KPP ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho, ku soo qabtay Xasan Nuur Muuse, oo loo yaqaan Makane iyo Cali Sabti, kaas oo lagu eedeeyay inuu qorsheynayay inuu fal amni-darro ah ka geysto caasimadda. War-saxaafadeed ka soo baxay…
Dowladda federaalka Soomaaliya waxay sheegtay in ciidamada amniga ay dib u qabsadeen in ka badan 55% dhulkii horey u haystay al-Shabab iyo maleeshiyada Daacish shantii sano ee la soo dhaafay, iyagoo xoraynaya ugu yaraan 1.5 milyan oo qof oo ka tirsan kooxahaas.
DOHA, Qatar — Somaliya waxay xoreysay in ka badan 55 boqolkiiba dhulkii horey u haystay kooxaha argagixisada, iyadoo ka xoreysay ugu yaraan 1.5 milyan oo qof cabsi argagixiso, sida uu sheegay La-taliyaha Qaranka ee Amniga ee dalka Somaliya oo ku sugan Doha. Safiir Aweys Haji Yusuf Ahmed ayaa hadalladan jeediyay isagoo ka hadlayay Shirka Amniga Caalamiga ah ee 2026 ee caasimadda Qatar, halkaas oo…
Maxkamadda Old Bailey ee magaalada London ayaa 12 sano oo xabsi ah ku xukuntay Maxamed Maxamuud oo ah 22 jir asalkiisu Soomaali yahay oo degganaa magaalada Bristol, kaddib markii lagu helay dambiga ah inuu u safray Soomaaliya si uu ugu biiro kooxda Daacish (IS), isaga oo qorsheynayay inuu ku dhex dhinto…
Guddiga Mustaqbalka Soomaaliya (GMS) ayaa ku dhawaaqay qorsheyaal ay ku raadinayaan tallaabooyin dastuur iyo siyaasadeed si ay uga hortagaan waxa ay ku tilmaameen go'aano doorasho oo kali ah oo ay qaateen Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka digaya in...
Guddiga Mustaqbalka Soomaaliya (GMS) ayaa shaaciyay qorshayaal ay ku raadinayaan tallaabooyin dastuur iyo siyaasadeed si ay uga hortagaan waxa ay ku tilmaameen go'aano doorasho oo kali ah oo ay qaateen Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka digaya in...
Duqeyn ay fulisay diyaarad aan duuliye lahayn oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa dishay afar qof oo ka tirsan hal qoys Soomaaliyeed, oo ay ku jiraan saddex carruur ah, xilli ay socdeen howlgallo militari oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ka dagaallanta buuraha gobolka Bari ee Puntland, sida lagu…
MOGADISHU, Soomaaliya — Diyaaradaha drones ayaa ku dul wareegayay Togga-Xarago—degaan buur ah oo ku yaal waqooyiga bari Soomaaliya maalintii oo dhan. Reer Yusuf Mohamud… Sii akhri
Kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa wajahaysa hoos u dhac dhaqaale oo xooggan kadib markii howlgallada ciidamada Puntland iyo taageerada Mareykanka ay wiiqeen shabakado muhiim u ahaa ururinta iyo gudbinta lacagaha kooxda. Warbixin cusub oo uu soo saaray Machadka Africa Center for Strategic Studies ayaa muujinaysa in Daacishta Soomaaliya ay hore u…
Wakiilada FBI-da ayaa joojiyay weerar argagixiso oo uu dhallinyar ka tirsan Mall of America qorsheynayay kadib markii ay ku daba-galeen muddo ku dhow laba sano iyo ugu dambeyntii ay siiyeen AK-47-kii uu qorsheynayay inuu isticmaalo, sida ay sheegtay maamulka Arbacada.
Dowladda Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogtay wiil 18 jir ah oo ku dhashay Mareykanka, asal ahaanna Soomaali ah, kaas oo lagu eedeeyay inuu qorsheynayay weerar ballaaran oo uu ka geysto xarunta ganacsiga Mall of America ee gobolka Minnesota, isagoo la sheegay inuu taageersanaa kooxda Daacish. Sheikhdoon Abdullahi Mohamud ayaa Talaadadii…