Topic
Warkasta is tracking jab across 1 report from 1 source. Recent coverage touches gaarsiiyeen and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo – Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa guul ka sheegtay dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhabo, iyadoo war-saxaafadeed kasoo baxay maamulka lagu sheegay in ciidamada Koonfur Galbeed ay jab xooggan gaarsiiyeen kooxda Al-Shabaab. Maamulka ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed