Topic
Warkasta is tracking jabuuti across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches xasan, sheekh, and gaaray, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jabuuti – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda dalkaasi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa qayb ka ah madax iyo mas’uuliyiin ka socda dowladaha gobolk
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey Magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaasi oo… Sii akhri