Topic
Warkasta is tracking red across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and sacdiya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (WDN) – Kooxo yaryar oo mudaharaadayaal ah ayaa ku soo laabtay waddooyinka Muqdisho maalintii labaad oo isku xigta Axadda, iyagoo ka soo horjeeda Dowladda Federaalka iyo dalbanaya in la sii daayo hawlwadeenka Sacdiya Bajaj, oo dhawaan lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah. Mudaharaadayaasha, oo badankood ay yihiin haween dhalinyaro ah, ayaa ku urursan xaafado kala duwan...