Topic
Warkasta is tracking United Nations across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches Somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho kaga qeybgalay munaasabad lagu soo xirayay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Munaasabaddan ayaa lagu soo afjarayay hawlihii xafiiska UNTMIS, kaas oo door ka qaatay taageerada geeddi-socodka siyaasadeed, nabad-dhisidda, dowlad-dhiska iyo xoojin
31-ka Oktoobar, Hawlgalka Kaalmada Kala-guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) wuxuu soo afjari doonaa muddadii kala-guurka ee labada sano ahayd, isaga oo soo gabagabeynaya hawlgalladiisa, si waafaqsan qaraarrada Golaha Ammaanka ee tirsigoodu yahay 2753 (2024) iyo 2809 (2025), kaddib codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marxaladdan taariikhiga ah waxay soo afjaraysaa in
31-ka Oktoobar, Hawlgalka Kaalmada Kala-guurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) wuxuu dhammaystiri doonaa muddada kala-guurkiisa labada sanno wuxuuna soo afjari doonaa hawgalladiisa, si waafaqsan qaraarrada Golaha Amaanka ee 2753 (2024) iyo 2809 (2025) iyadoo la raacayo codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marxaladdan taariikhiga ah waxay soo gabagabeynaysaa in ka badan…
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hawlgalka Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Ku-simaha Madaxa Hawlgalka UNTMIS, Raisedon Zenenga, waxaana kulanka looga hadla