Topic
Warkasta is tracking xarumaha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches himilo, qaran, and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka digay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu weerar ku qaado xarumaha ay ku sugan yihiin siyaasiyiinta mucaaradka. War Saxaafadeed ka soo baxay xisbiga Himilo Qaran ayaa ka digey dowladda cawaaqib-xumada ka dhalan karta abaabulka ciidan ee ay waddo xukuumadda.…
Muqdisho – Xisbiga Himilo Qaran ayaa ka digay tallaabo militari oo lagu qaado xarumaha siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo sheegay in Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud uu qaadi doono mas’uuliyadda iyo cawaaqib-xumada ka dhalata haddii weerar noocaas ah uu dhaco. War-saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay in xisbigu si dhow ula socdo waxa uu…