Dowladaha Soomaaliya iyo Morocco oo ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
New York – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa magaalada New York kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Afrika iyo Qurbajoogta ee Boqortooyada Morocco, Mudane Nasser…
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
New York – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa magaalada New York kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Afrika iyo Qurbajoogta ee Boqortooyada Morocco, Mudane Nasser Bourita.
Kulanka labada Wasiir ayaa dhacay intii uu socday Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Morocco, iyo sidii loo sii horumarin lahaa iskaashiga iyo isku-duwidda labada dal ee arrimaha gobolka iyo kuwa dhinacyada badan leh.
Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay in labada dal ay sii xoojiyaan wada-shaqeyntooda iyo xiriirkooda diblomaasiyadeed.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Shabelle Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · labada · morocco · soomaaliya
Keep reading
Live story thread
Open live story