Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka
Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidanka oo… Sii akhri
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ciidanka oo ka soo talaabay dhanka Galmudug ayaa la sheegay in ay u socdeen dugsiga tababarka Xanan-buure ee gobolka Galgaduud, balse ay jihadu ka luntay oo sidaas ku qabatay Puntland.
Labada gaari ayaa la sheegay in midkiiba ay saarnaayeen ku dhawaad 50 qof, waxaana wasirro iyo muuqaallo laga duubay lagu baahiyay baraha bulshada.
Puntland weli wax war ah oo rasmi ah kama saarin ciidanka iyo gaadiidka ay qabatay, balse waxaa la filayaa in ay saacadaha soo socdo ka hadasho.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · ciidan · tirsan · federaalka
Keep reading
Live story thread
Open live story