Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland oo shirar mucaaradka ka mamnuucday gobolka Mudug
Maamulka gobolka Mudug ayaa joojiyay shirarka iyo kulamada siyaasadeed ee oggolaansho la’aanta lagu qabto, sida lsgu dheegay war-saxaafadeed ka soo… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Maamulka gobolka Mudug ayaa joojiyay shirarka iyo kulamada siyaasadeed ee oggolaansho la’aanta lagu qabto, sida lsgu dheegay war-saxaafadeed ka soo baxay guddoomiyaha gobolka Cabdiweli Jibriil Bayle.
“Waxaa la farayaa taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug, taliyaha hay’adda nabadsugida gobolka iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka in aan shirar siyaasadeed oo aan fasax looga haysan maamulka gobolka Mudug lagu qaban karin hoteelada iyo meelaha kaleba” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
Sidoo kale maamulka gobolka Mudug wuxuu ku wargeliyay maamulayaasha hoteelada iyo goobaha shirarka in aan xarumahooda lagu qaban karin shir siyaasadeed oo aan ogolaansho ka haysan dowladda.
Maamulka gobolka Mudug ayaa sheegay in ciddii ka hor-timaada meelmarinta amarkan laga qaadi doono tallaabo waafaqsan sharciga.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.