Topic
Warkasta is tracking mudug across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciidamo, eedeysan, and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saaka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku qabtay laba gaari BG ah, isla markaana siday ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka, kuwaas oo la sheegay in laga qoray koonfurta gobolka Mudug. Wararka ayaa sheegaya ‘in ciidamada u gacan galay Puntland’ ay kasoo tallaabeen dhanka…

Taliska qaybta booliska gobolka Mudug ayaa sheegay in la qabtay Sakariye Cabdiqaadir Xirsi oo ku eedeysan in uu habeen hore… Sii akhri