Puntland oo sii daysay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo ay ku qabteen Gaalkacyo
Maamulka Puntland ayaa sii daayay Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo ay muddo saacado ah ku hayeen Waqooyiga Gaalkacyo Ciidamadan oo wata laba gaadiid ah ah ayaa la filayaa in ay gaaraan deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.
Reading language
You are reading the original English report.

Original English report
Original sourceOriginal source text
isniin 21 Sep 2026 {HMC} Maamulka Puntland ayaa sii daayay Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo ay muddo saacado ah ku hayeen Waqooyiga Gaalkacyo
Ciidamadan oo wata laba gaadiid ah ah ayaa la filayaa in ay gaaraan deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.
Saraakiisha Ciidanka Puntland ma sheegin sababta rasmi ah ee ay u qabteen Ciidankaasi.
Mar sii horreysay, Taliyaha qaybta Booliska Waqooyiga Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay baarayaan Askartan
Dowlad goboleedka Puntland ayaa hore u sheegay in Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka in aan lagu arki karin deegaannada Maamulkaasi
Balse Dowladda Federaalka ayaa ku adkeysaynasa in ay meelkasta oo dalka ah ay tagi karaan Militeriga dalka si ay u sugaan Amniga Xuduudaha.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- English
- Translation status
- Shown in its original language
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · qabteen · sii · tirsan
Keep reading
Live story thread
Open live story- Puntland oo sii daysay ciidamo iyo gaadiid lagu qabtay Gaalkacyo
Raxanreeb Online
- Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka
Puntland Post
- Puntland oo sii daysay ciidamadii ay ku qabatay Gaalkacyo
Caasimada Online