Puntland oo sii daysay ciidamo iyo gaadiid lagu qabtay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa galabta sii daayay ciidamo iyo gaadiid ay hore ugu qabteen magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo lagu wareejiyay maamulka deriska la ah ee Galmudug.
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Original Somali report
Original sourceOriginal source text
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa galabta sii daayay ciidamo iyo gaadiid ay hore ugu qabteen magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo lagu wareejiyay maamulka deriska la ah ee Galmudug.
Ciidamada iyo gaadiidka ayaa lagu wareejiyay masuuliyiinta Galmudug, kaddib markii ay Puntland gacanta ku dhigtay xilli ay ku sugnaayeen magaalada Gaalkacyo.
Tallaabadan ayaa timid xilli magaalada Gaalkacyo ay ka taagan tahay xaalad amni iyo xiisad u dhaxaysa dhinacyada, iyadoo labada maamul ay horey uga wada shaqeeyeen arrimaha amniga iyo xasilloonida magaalada oo labada dhinacba ay wadaagaan.
Sii-deynta ciidamada iyo gaadiidka ayaa meesha ka saartay walaac laga qabay in arrintu isu beddesho xiisad dheeraad ah, taasi oo dhex abuuranta maamulada Puntland iyo Galmudug oo kawada taliyaha labada dhinac ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · sii · ciidamo · gaadiid
Keep reading
Live story thread
Open live story