Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xasan iyo Xamse oo gaaray Baydhabo
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uga qeybgalayo munaasabad maanta lagu caleemasaarayo Aadan… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uga qeybgalayo munaasabad maanta lagu caleemasaarayo Aadan Madoobe.
Madaxweyne Xasan waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo madaxda kale oo ka tirsan maamulkaas.
Madaxweyne Xasan waxaa ka horreeyay oo isaguna Baydhabo ka degay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Madaxweynayaasha maamullada Waqooyi Bari iyo Hirshabelle ayaa iyaguna shalay gaaray magaalada Baydhabo, kuwaas oo ka qaybgalaya caleemasaarka Aadan Madoobe.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.