Topic
Warkasta is tracking baydhabo across 15 reports from 7 sources. Recent coverage touches magaalada, security, and aadan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegay in xalay diyaarado aan duuliye lahayn ay duqeyn ka fuliyeen deegaanka Hartiqaanle oo ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Baay. Dadka deegaanka ayaa sheegay in duqeynta lagu beegsaday bakhaar lagu keediyo raashiinka ay isticmalaan Beeraleyd deegaanka. Sawirrada la... The post

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed, Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamed Korsaar, ayaa maanta kormeeray xero ka mid ah xeryaha Ciidanka Dowladda ee ku taalla duleedka magaalada Baydhabo. Wasiirka ayaa bogaadiyey dadaalka ciidamada, isagoo kula dardaarmay inay xoojiyaan feejignaanta, isku-duubnida iyo diyaar-garowga, si loo xaqiijiyo amniga Baydhabo iyo guud ahaan deegaannada Koon

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo dib-u-habaynta Xarunta Cumar Bin Khaddaab ee Daryeelka Agoonta. Hawshan ayaa qayb ka ah mashruuca Dayactirka iyo Taageerada Xarumaha Daryeelka Agoonta iyo Awood-siinta Dhaqaale ee Qoysaskooda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mashru
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag u bogaadinayso Ciidamada Qalabka Sida iyo shacabka magaalada Baydhabo, kaddib weerar ay magaalada ku soo qaadeen ciidamo taageersan Madaxweynihii hore ee…

Khamiis 3, Sep 2026 {HMC} Afhayeenka ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay aroornimadii isku dayday inay weerar ka geysato magaalada, isagoo ku eedeeyay kooxda inay dooneysay inay cabsi iyo qalqal geliso shacabka. “Saaka aroornimadii magaalada Baydhabo duullaan nacasnimo ah ayuu ku soo qaaday nabad-diidka kooxda Al-Shabaab, iyadoo ujeeddadeedu ahayd inay bulshada nabadgelyadeeda qalqal geliso,” ayu
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa haatan lagu soo warramayaa inay inta badan degan tahay, kaddib dagaal culus oo aroornimadii maanta ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada iyo duleedkeeda. Ciidamada Dowladda…

Baydhabo (Raxanreeb Online) Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay inay si buuxda gacanta ugu hayaan nabadgelyada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kadib dagaal gudaha magaalada ku dhex maray ciidamo taabacsan Laftagareen iyo maamulka Koonfur Galbeed. Maamulka ayaa sheegay in xaaladda amni ee magaalada ay hadda gacanta ugu jirto hay’adaha ammaanka, iyadoo... The post Wara
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in saacadihii u dambeeyay gudaha magaalada uu ka socdo dagaal u dhexeeya maleeshiyaad taageersan maamulkii Laftagareen iyo ciidanka dawladda.

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo, kaddib safar shaqo oo uu ku joogay Muqdisho. Hoggaamiyaha iyo wafdigiisa ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo, waxaana soo dhoweynta ka qeyb galay mas’uuliyiin, saraakiisha amniga iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Guddoomiyaha Gol

Thursday 20 Aug 2026 {HMC} The leader of the South West State Government, Mr. Sheikh Aadan Mohamed Nur (Madoobe) visited the hospitals where some of the heroic soldiers injured in the attack by the Al-Shabaab terrorists on the city of Baydhabo are being treated. Leader Sheikh Aadan Madoobe received a report from the hospital administration on the medical condition of the soldiers, as he […

At least 30 people have died in a heavy battle that erupted this morning around and inside the city of Baydhabo, the temporary capital of the South West State, according to sources in the region reported to the BBC.

On August 17, the XDS Command has thwarted an attack by the Khawarij militia in the city of Baydhabo, which is the capital of the South West State of Somalia. The Khawarij militia has recently been attempting to disrupt the security and stability of Baydhabo, while the city and the surrounding areas of South West have made significant progress in terms of security.

Guddoomiyaha Ku-meel-gaarka ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sacdiya Yaasiin…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, halkaasi uu uga qeyb galayo Caleema Saarka Hoggaamiyaha iyo Guddoonka cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyay Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Gobolee

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uga qeybgalayo munaasabad maanta lagu caleemasaarayo Aadan… Sii akhri