Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Deni oo ku dhawaaqay in uusan mar saddexaad u tartami doonin Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay in uusan mar saddexaad u tartami doonin madaxtinimada Puntland, islamarkaasna doorka soo socda uu… Sii akhri

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay in uusan mar saddexaad u tartami doonin madaxtinimada Puntland, islamarkaasna doorka soo socda uu dhisayo qofka uu sharraxo xisbiga xukuumadda ee Kaah.
Madaxweyne Deni oo caawa hadal ka jeediyay magaalada Gaalkacyo ayaa yiri “dastuurku laba jeer ayuu ii oggol yajay hoggaanka Puntland, labadii jeerna waan la i doortay, laba sanno ayaa ii hartay, ninka doonaya xilka ha iskeeno doorasho xor ah oo waqtigeeda ku dhacda, xisbigeenna musharrax ayuu yeelanayaa oo aan dhisaynaa.”
Hadalka madaxweyne Deni waxa uu meesha ka saarayaa hadalhayn ka taagnayd furista dastuurka Puntland, iyada oo mucaaradka ay ka welwel sanaayeen in uu mar saddexaad tartamo madaxweyne Deni.
Waxaa la wada sugayaa cidda madaxweyne Deni u dhisi doono musharraxa xisbiga Kaah ee doorashada 2029, iyada oo la filayao in loolan arag uu ka dhex bilaamo xisbiga xukuumadda.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.